Laaska News Apr.30, 2012
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Metro State, Minnesoto.

Munaasabad balaaran oo ay kasoo qayb-galeen madax, macalamiin, arday waaladiin iyo maamulka jaamacadda Metro State University looguna dabaal-dagayay qalin-jibinta arday badan oo wax ka baratay jamacadda ayaa xalay lagu qabtay magaalada St.Paul ee Gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka.
Read more…
Laaska News Mar. 1, 2012 WARKA TFG da

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sweden ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ku soo dhoweeyeen casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay. Read more…
Laaska News Feb. 24, 2012 WARKA TFG da
Madaxweynaha oo caawa la kulmaya Jaaliyadda ku nool London
Madaxweyne Shariif Oo La Kumlay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Bristol Read more…
Laaska News Feb. 21, 2012 Warka TFG da

R/wasaaraha Dawladda Federalka ah ee Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wadi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Xarunta Dalka Biljam ee Brussels, ka dib uu casuumaad rasmi ah ka helay Madaxda Midowga yurub iyo dowladda Biljamka. Read more…
Laaska News Nov. 5 ,2011 Warka TFG da

London – Xaflad casho sharaf lagu soo dhaweynayay Wasiirka Warfaafinta Boostada & Isgaarsiinta Mudane Cabdulqadir Jaahweyn ayna ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK ayaa waxaa lagu qabtay hall-ka Bombay Dream ee xaafada Wembley.
Read more…
Laaska News Oct. 6,2011
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

LONDON - Wararka laga helayo magaalada London ayaa ku soo waramaya in Fanaanadii Qaranka Faadumo Qaasim Hilawle ay saaka aroortii ku geeriyootay Isbitaal ku yaal London.
AHUN Faadumo Qaasim ama “Faynuustii Fanka “ayaa ahayd Fanaanad caan ah oo aad looga yaqaanay Soomaaliya oo dhan, caanna ku ahayd heesaha Banaadiriga (ama Xamariga), kana Read more…
Laaska News Oct. 5,2011 Somali -Minnesota women
By AMY FORLITI
MINNEAPOLIS (AP) — Opening statements are set to start in the trial of two Minnesota women accused of funneling money to a terrorist group in Somalia.
After a day and a half of questioning, a panel of 12 jurors and three alternates has Read more…
Laaska News Sept. 29,2011
.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali Gaas oo ku sugan magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark si uu uga qeybgalo shirka ICG (International Contact Group) ayaa ka qeybgalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Denmark ay ku soo
Read more…
Laaska News Sept. 28,2011
Xaflad aad u balaaran oo lagu soo dhaweynayey wafdiga Balaaran ee uu hogaaminayey R/wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdi weli Maxamed Gaas ayaa xalay lagu qabtay magaalada Copenhegan ee caasimada Dalka Denmark waxaana isugu yimid boqolaal Soomaali ah oo ku nool dalka Denmark iyo dalalka deriska la ah Read more…
Laaska News Sept. 19,2011 Warka TFG da – Photo

Read more…
Laaska News Sept. 19,2011

Read more…
Laaska News Sept. 18,2011 Warka TFG da
Kulan ballaaran oo ay soo agaasintay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Toronto ee dalka Canada islamarkaana uu ka soo qayb galay Dr. Augustine Read more…
Laaska News Sept. 18,2011
Somali PM Prof. Abdiweli Meets Somali Community in Virginia – Photo

Read more…
Laaska News Sept. 18,2011
A T-28 military training aircraft crashed on Saturday during an air show in the U.S. state of West Virginia. Read more…
Laaska News Sept. 17,2011 Warka TFG da
R/wasaaraha xukuumadda FKMG ah ee Soomaaliya ayaa xalay kullan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykan iyadoo uu R/wasaaraha ugu war bixiyay Jaaliyadda xaaladda dalka iyo arrimaha siyaadda ee xukuumaddiisa.
Xaflad ballaran oo ay soo qaban qaabisay Jaaliydda degan magaalada Washington ee dalka Mareykanka Read more…
Laaska News August 11,2011

Read more…
Laaska News August 3,2011
Jens of Mona’s mom – I know your pain and your loss
Prime Minister participated in the sinking of 18-year-old Mona’s coffin

Read more…
Tags: Høybråten, Jens Stoltenberg, Muslim, News, NORWAY, Norway attacks, Oslo, SOCIETY, SOMALIA, Tøyen, WORLD
Laaska News July 7,2011
By MATT APUZZO (AP)
WASHINGTON (AP) — A Somali citizen captured in April was interrogated aboard a U.S. warship for two months and is now in New York to face terrorism charges. Read more…