Archive

Archive for the ‘Somali Students’ Category

Soomaali Ka Qalin Jabisay Jaamacad Ku Taal Maraykanka

April 30, 2012 Comments off

Laaska News  Apr.30, 2012
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Metro State, Minnesoto.

Munaasabad balaaran oo ay kasoo qayb-galeen madax, macalamiin, arday waaladiin iyo maamulka jaamacadda Metro State University looguna dabaal-dagayay qalin-jibinta arday badan oo wax ka baratay jamacadda ayaa xalay lagu qabtay magaalada St.Paul ee Gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka.

Read more…

Malaysia:Arday Soomaaliyeed Oo Ka Mid Noqotay Arday Sideed Kun Ah Oo Ka Qalin Jebisay Jaamacad Ku Taala Dalka Malaysia – SAWIRRO

October 11, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 11,2011

 

Kuala Lumpur – Xaflad ballaaran oo qeyb ka ahaayeen arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay qeybaha kala duwan ee kulliyadaha sida IT, Ingineering, Read more…

Somalia: Madaxweyne Sheikh Shariif oo sagootiyay Arday Deeq wax Barasho kaheshay Turkiga – AKHRI/DHAGEYSO +SAWIRRO

September 28, 2011 Comments off

MALAYSIA:Soomaalida Malaysia oo door weyn ku leh Tartamada Qur’aan Aqriska Ramadaanka Dalkaasi.SAWIRRO

August 11, 2011 Comments off

Laaska News  August 11,2011

Read more…

Somalia:Arday ka Qalin-Jebisay Jaamacadaha Wadanka Pakistan – SAWIRRO

August 7, 2011 Comments off

Laaska News  August 7,2011

 

Read more…

Somalia:Wasaaradda Waxbarashada oo soo bandhigtay Natiijada Imtixaanaadkii ay dhawaan qaadday – ’Akhriso’

August 5, 2011 Comments off

Laaska News  August 5,2011

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuukadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay natiijadda ardaydii ku guuleeysatay imtixaankii ay dhawaan wasaaraddu u qabatay arday Soomaaliyeed oo kala jooga magaalooyinka Muqdisho, Adis ababa iyo Nairobi. Read more…

Pages: 1 2 3

Nairobi: Ardayda U tartameysa Deeqaha waxbarasho Oo Safaaradda Soomaaliya Imtixaan ku Galay-Sawirro

July 14, 2011 Comments off

Laaska News  July 14,2011

waxaad soo baratay ayaa loo baahan yahay

Read more…

Somalia: dhalinyarada deeqo Waxbarasho ayaan u diri doonaa – Wasiirka Waxbarashada

July 6, 2011 Comments off

Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sarre ee Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in bishan Jully 14 keeda  uu si rasmi ah u bilaabanayo imtixaanka ardayda danayneysa deeqaha Waxbarasho ee dalka Dibaddiisa ah, ayadoo dhanka kalena wasaaraddu sheegtay in ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Read more…

Somalia:Dawladda oo imtixaan ka qaadeysa ardayda dooneysa deeqda waxbarasho

July 4, 2011 Comments off

Laaska News  July 4,2011
Muqdisho (RM,Jul 3) – Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare xukuumadda FKMG ah ayaa sheegtay in ay dhawaan bilaabeyso Imtixaanka Ardayda ay dowladdu u direyso deeq waxbarasho oo ay ka heleyso dalka dibaddiisa. Read more…

Somalia:Xaflad Qalin jebin ah oo lagu qabtay Muqdisho-SAWIRRO

June 18, 2011 Comments off

Laaska News  June 18,2011

Muqdisho,Somalia – Xaflad ay ku qalin jabiyeen in ka badan 40 Arday ayaa maanta lagu qabtay Jaamacadda Indian Octian ee magaalada Muqdisho. Read more…

Somalia:Safaarada Soomaaliya ee Suudaan oo Xarriga ka jartay Xafiis Cusub SAWIRRO

April 20, 2011 Comments off

Laaska News April 20,2011

Xaflad ballaaran oo lagu furayay Xafiis si rasmi ahaan ay uga shaqeyn doonaan Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee wadanka Suudaan ayaa ka dhacday Xarunta Ururkaasi, iyadoo ay kasoo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ee Suudaan ku dhaqan. Read more…

Xaflad Qalan jabin Arday Soomaaliyeed oo ka dhacday Tacis

December 24, 2010 Comments off

Laaska News December 24,2010.

Xaflad Qalanjabin(Graduation Party) iyo Sagootis Arday Soomaaliyeed

Tacis(Laaska News) Xaflad ay soo qabanqaabiyeen Gudiga ardada ay leeyihiin - xiriirka ardayda Soomaaliyeed ee Tacis ayaa Galabta lagu qabtay Kuliyadda Adabka ee Jaamacada Tacis ee ku taal Tacis(Yemen) . Read more…