Laaska News Apr.24, 2012
Hargeysa – Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in maanta maxkamadda Hargeysa markii u horreysay la hor keenay Boqor Buur Madaw tan iyo markii laqabtay isagoo kasoo noqday dalka Imaaraadka. Read more…
Laaska News Apr.20, 2012
Wadahadalka lagaga baaqay shirkii London inay yeeshaan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland waa arrin aysan umadda Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan garan walina aysan helin cid si rasmi ah uga bixisa sharaxaad ay dadku ku qancaan,waxaase isweydiin leh labada war ee lakala haysto ee Hargeysa iyo Xamar kala yaal kee run ah? Read more…
Hargeysa April 19 (LN) — Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ka hadlay wadahadalada lagu waday inay yeeshaan xukuumadda KMG Somaaliya iyo Somalilandoo ayaa sheegay inaanay xukuumadda Somaliland aanay haqayb galayn wadahadalada haddii aan laga saarin waxyaalaha carqaladaynaya wadahadalada. Read more…
Laaska News Apr. 16, 2012
Sida lawada ogsoon yahay waxa dhawaan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland ay magacaabeen guddiyo uga qayb galaya wadahadalka lagu wado inay dhawaan yeeshaan,waxaana indhawayd lays weydiinayay waxa laga wada hadlayo,cidda leh inay wada hadlaan. Read more…
Laaska News Apr. 10, 2012
Hargeysa. Apr.10 – (LN) -Afhayeenka madaxtooyada somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir “Cukuse”oo waraysi siiyay BBC da ayaa ka waramay guddiga uuu magacaabay madaxweynaha Somaliland Mr.Siilaanyo ee wadahadalada Xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland. Read more…
Hargeysa - (Laas)-Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 ka Maarso 2012, waxa uu xil kaqaadis,kalabadal iyo magacaabid kusameeyay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, & Madax Hay’adeed,sidoo kalana wuxuu magacaabay xilalal cusub. Read more…
Laaska News Feb. 9, 2012
Hargeysa – Warka laga helayo Hargeysa ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Somaliland Mr. Axmed Silaanyo uu xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidamada (Mr. Jidhif) iyo Abaanduulaha (Mr. Ibraahim Caydiid- DD) ee Ciidamada Somaliland,uuna umagacabay Taliye iyo Abaanduule Cusub. Read more…
Hargeysa -Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in mudaharaad ballaaran uu ka dhacay magaalada oo ay ka qayb galeen Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland dadweynaha magaalada Hargeysa,mucaarad iyo muxaafidba,madaxda xisbiyada, siyaasiyiin iyo dadweyne kale. Read more…
Laaska News Nov. 2 ,2011
Wararka ay warbaahintu ka helayso Ceerigaabo ayaa kusoo waramaya in Caawa la dilay Taliyihii Saldhigga Booliska ee Degmada Fiqi- Fuliye oo Ceerigaabo kaga beegan dhanka Koonfureed. Read more…
Laaska News Oct. 11,2011
Ceerigaabo – Warka laga helayo magaalada Ceerigaabo ayaa ku soo waramaya in wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo kasoo kicitimay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer uu xalay soo gaaray magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Read more…
Laaska News Oct. 8,2011
Warka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in maanta uu Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo uu socdaal ku tagey magaalada Laascaanood.
Lama oga ujeedada rasmiga ah ee socdaalkiisa,waxaana Read more…
Laaska News Oct. 8,2011
Lasanod -Warka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in Koox dabley hubaysan ah oo aan haybtooda la xaqiijin ay habeen hore toogosho ugu geysteen Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Read more…
Tags: Bahararsame, conflict, Death, dil, Muqdisho, News, PUNTLAND, SOMALIA, Somaliland, sool, ssc
Laaska News Sept. 27,2011
Hargeysa – Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in daad kusoo rogmaday togga (Dooxa) Agabar oo Hargeysa kaga beegan dhinaca Waqooyi – Galbeed una jira qiyaastii ilaa 50 KM uu qaaday gaadiid siday dad rakaab ah,gaadiidkaas ayaa la sheegay inay ahaayeen laba baabuur oo ah nooca loo yaqaan “Landcruiser” da. Read more…
Laaska News August 18,2011
Hargeisa – Wasiirkii Arrimaha Gudaha Somaliland Dr.Gaboose ayaa galabta warbaahinta kaga dhawaaqay inuu iska casilay xukuumadda uu madaxweyne ka yahay Siilaanyo. Read more…
Laaska News July 24,2011
Muqdisho – Wakiilka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan arimaha Afrika ayaa maanta gaaray Magaalada Hargeeysa ee xarunta Gobolka Waqooyi galbeed ee dalkeenna.
Read more…
Laaska News July 7,2011
Markab dagaal oo uu leeyahay Ciidanka Badda ee waddanka Britain ayaa kusoo xirtay dekadda magaalada Berbera si aan la sii shaacin,waan markii ugu Read more…
Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sarre ee Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in bishan Jully 14 keeda uu si rasmi ah u bilaabanayo imtixaanka ardayda danayneysa deeqaha Waxbarasho ee dalka Dibaddiisa ah, ayadoo dhanka kalena wasaaraddu sheegtay in ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Read more…
Tags: Deeq Waxbarasho, Dr C/nuur Sheekh Maxamed, Education, hidaha iyo tacliinta sare, Mogadishu, Muqdisho, News, PUNTLAND, SOCIETY, Somali Students, SOMALIA, Somaliland, Wasiirka Wasaarada Waxbarashada
Laaska News July 4,2011
Muqdisho (RM,Jul 3) – Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare xukuumadda FKMG ah ayaa sheegtay in ay dhawaan bilaabeyso Imtixaanka Ardayda ay dowladdu u direyso deeq waxbarasho oo ay ka heleyso dalka dibaddiisa. Read more…
Tags: Deeq Waxbarasho, Mogadishu, Muqdisho, News, PUNTLAND, SOCIETY, Somali Students, SOMALIA, Somaliland, Soomaaliya, Students
Laaska News July 3,2011
Burco – Wararka laga helayo magaalada burco ayaa sheegaya in uu dab qabsaday Kaalin shidaal oo ku taala bartamaha magaalada Burco,dabkaas oo Read more…
Laaska News July 1,2011
By: RM
Munaasbad ballaaran oo lagu maamuusayay1-da July oo ah 51-guuradii ka soo wareegtay xorriyaddii gobollada Koofureed ee dalka iyo israacii labada gobol ee Kooofur iyo Woqooyi ayaa xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada qaranka. Read more…