Archive
Qunsulkii Soomaaliya Ee Fadhigiisu Ahaa Nayroobi Oo Geeriyooday
Laaska News Sept. 20, 2012
Qunsulkii Soomaaliye ee Safaaradda Soomaaliya ku leedahay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya Maxamed Cismaan Adan “Edson” ayaa lasheegay inuu ku geeriyooday cisbitaal ku yaal magaalda Nairobi, laguna aasay maanta (Sept. 19).
Read more…
Tacsi- (Col. Nadalo) Oo Lasheegay in Lagu Dilay Habeen Hore Garowe
“Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun”.
Waxaa lagu soo waramaya in ninka habeen hore lagu dilay Garowe ee warbaahintu ku sheegtay magaciisa Cabdulaahi saalax Maxamed,sidoo kalana la sheegay inuu ahaa ama ahaan jiray taliye Kuxigeen Bolis uu ninkaasi yahay “Col. Nadalo”.
.
Sidoo kalaana laga sheegay BBC da iyo Maamulka Puntland na uu xaqiijiyay geeridiisa,laguna waramay in dabley hubaysan ay toogteen. Read more…
Gudoomiyihii Hore Baarlamaanka Soomaaliya Sh Mukhtaar Oo Geeriyooday
Inaa Lilaahi Wainaa Ileyhi Raajicuun.
Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya ee xukuumaddii ka horreysay kacaanka Shiikh Mukhtaar Maxamed Xuseen ayaa ku geeriyooday magaalada Nayroobi ee dalka Kenya shalay oo bishu ahayd 12/6/2012. Read more…
Soomaaliya – Madaxweynihii Hore Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Oo Lagu Aasay Gaalkacyo
Muqdisho .March 25 (Laaska News)-Wararka nagasoo gaaraya magaalooyinka Gaalkacyo iyo Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynihii hore ee Dawladda KMG Soomaaliya Col. Read more…
Laascaanood:Gudoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sool oo Dabley Ku Toogteen habeen hore ayaa la’aasay shaley
Laaska News Oct. 8,2011
Lasanod -Warka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in Koox dabley hubaysan ah oo aan haybtooda la xaqiijin ay habeen hore toogosho ugu geysteen Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Read more…
London:Fanaanadii Qaranka Faadumo Qaasim Hilawle oo Geeriyootey
Laaska News Oct. 6,2011
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

LONDON - Wararka laga helayo magaalada London ayaa ku soo waramaya in Fanaanadii Qaranka Faadumo Qaasim Hilawle ay saaka aroortii ku geeriyootay Isbitaal ku yaal London.
AHUN Faadumo Qaasim ama “Faynuustii Fanka “ayaa ahayd Fanaanad caan ah oo aad looga yaqaanay Soomaaliya oo dhan, caanna ku ahayd heesaha Banaadiriga (ama Xamariga), kana Read more…
Somalia:Calanka dalka oo hoos loo dhigayo iyo shaqaalaha dowladda oo fasaxan
Laaska News June 12,2011

Wasaaradda arriaha gudaha iyo amniga qarabka ee xukuumadda FKMG ayaa sheegtay in muddo sadax maalmood ah calanka jamhuuriyadda hoos loo dhigayo islamarkaana ay fasax yihiin dhammaan shaqaalaha dowladda.
Somalia:Aas heer Qaran ah oo loo sameeyay Wasiirkii arrimaha gudaha(Sawirro)
Somalia:Wasiirkii arimaha gudaha oo maanta lagu aasay Muqdisho
Laaska News June 11,2011
Allaha u naxariistee Wasiirkii Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka oo ku geriyooday Qarax gelinkii danbe ee shalay lagula beegsaday gurigiisa ayaa maanta lagu aasay Qubuuraha Sheekh Suufi ee magaalada Muqdisho. Read more…
Somalia:Wasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Geeriyooday
Laaska News June 10,2011
Somalia:Interior Minister of Somalia dead after attack
Muqdisho-Wasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdishakuur Sh.Xasan Faarax ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Banaadir sida uu warbaahinta Read more…
