Archive
Soomaali Ka Qalin Jabisay Jaamacad Ku Taal Maraykanka
Laaska News Apr.30, 2012
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Metro State, Minnesoto.

Munaasabad balaaran oo ay kasoo qayb-galeen madax, macalamiin, arday waaladiin iyo maamulka jaamacadda Metro State University looguna dabaal-dagayay qalin-jibinta arday badan oo wax ka baratay jamacadda ayaa xalay lagu qabtay magaalada St.Paul ee Gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka.
Malaysia:Arday Soomaaliyeed Oo Ka Mid Noqotay Arday Sideed Kun Ah Oo Ka Qalin Jebisay Jaamacad Ku Taala Dalka Malaysia – SAWIRRO
Laaska News Oct. 11,2011

Kuala Lumpur – Xaflad ballaaran oo qeyb ka ahaayeen arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay qeybaha kala duwan ee kulliyadaha sida IT, Ingineering, Read more…
Somalia: Madaxweyne Sheikh Shariif oo sagootiyay Arday Deeq wax Barasho kaheshay Turkiga – AKHRI/DHAGEYSO +SAWIRRO
MALAYSIA:Soomaalida Malaysia oo door weyn ku leh Tartamada Qur’aan Aqriska Ramadaanka Dalkaasi.SAWIRRO
Laaska News August 11,2011

Read more…
Somalia:Arday ka Qalin-Jebisay Jaamacadaha Wadanka Pakistan – SAWIRRO
Somalia:Wasaaradda Waxbarashada oo soo bandhigtay Natiijada Imtixaanaadkii ay dhawaan qaadday – ’Akhriso’
Laaska News August 5,2011
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuukadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay natiijadda ardaydii ku guuleeysatay imtixaankii ay dhawaan wasaaraddu u qabatay arday Soomaaliyeed oo kala jooga magaalooyinka Muqdisho, Adis ababa iyo Nairobi. Read more…
Nairobi: Ardayda U tartameysa Deeqaha waxbarasho Oo Safaaradda Soomaaliya Imtixaan ku Galay-Sawirro
Somalia:Xaflad Qalin jebin ah oo lagu qabtay Muqdisho-SAWIRRO
Laaska News June 18,2011
Muqdisho,Somalia – Xaflad ay ku qalin jabiyeen in ka badan 40 Arday ayaa maanta lagu qabtay Jaamacadda Indian Octian ee magaalada Muqdisho. Read more…


Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sarre ee Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in bishan Jully 14 keeda uu si rasmi ah u bilaabanayo imtixaanka ardayda danayneysa deeqaha Waxbarasho ee dalka Dibaddiisa ah, ayadoo dhanka kalena wasaaraddu sheegtay in ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalalka