Archive
Matabaan :Saraakiil Katirsan Hay’ad Gargaar Oo Lagu Dilay
Laaska news Dec. 23, 2011
Saddex katirsan Shaqaale gargaar ayaa lagu soo waramaya in lagu dilay magaalada matabaan ee katirsan Gobolka Hiiran.
.
Shaqaalahaas ayaa la sheegay inay ahaayeen Soomaali halkaana kawadeen hawlo lagu gargaarayo dadka soo barakacay oo halkaa kusugan,ayna ahaayeen kormeer kana soo kicitimeen dhinaca Read more…
Somalia:Rebels in Somalia briefly take over key central town
Laaska news Nov. 25,2011
MOGADISHU, Nov. 25 (Xinhua) — Somali rebel militants Al- Shabaab on Friday briefly seized a strategic town in the central of war-wrecked horn of Africa nation before they were pushed back by pro-government militia controlling the area, an official and residents said. Read more…
Somalia:Wasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Geeriyooday
Laaska News June 10,2011
Somalia:Interior Minister of Somalia dead after attack
Muqdisho-Wasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdishakuur Sh.Xasan Faarax ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Banaadir sida uu warbaahinta Read more…
Somalia:Madaxweyne Sh. Shariif oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Ahlusunna
Laaska News May 22,2011 War-Saxaafadeed
(Muqdisho -Soomaaliya-May 22, 2011) Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta wuxuu xafiiskiisa Villa Soomaaliya ku qaabilay Read more…
Somalia:Nabaddoon lagu dilay Dhuusamareeb
Laaska News April 16,2011
Nin hubeysan ayaa xalay degmada Dhuusamareeb ku dilay nabaddoon Daahir Raage Ceyroow oo ka mid ahaa Odayaasha ugu caansan degmada.
Wariye Maxamed Cabdi Maxamed oo ka tirsan Radio Muqdisho ayaa sheegaya in nabaddoonka oo gurigiisa ku sugan uu tooogtay nin dhallinyaro ah oo ku hubeysan Bastoolad, isagoo soo xiganaya dad Read more…
Somalia:Ahlusunna oo diidday ka qayb galka shirka Nairobi
Laaska News April 10,2011
Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Goholada dhexe ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey inaysan ka qayb geli doonin shirka Nairobi, iyagoo ku tilmaamay in shirkaasi uu yahay mid lagu mijo xaabinayo jiritanka Umadda Soomaaliya.
Guddoomiyaha Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca Macalin Max’uud Sheekh Xasan oo Read more…