Archive
Shirkii Madax Dhaqameedka Soomaalida,Bulshada Rayidka Oo Ka Socda Istanbuul – SAWIRRO
Wafdi uu hogaaminayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo gaadhay Turkiga.

Shirkii odayaasha dhaqanka iyo ururada Bulshada Rayidka ah ayaa maanta maalintii labaad si habsami leh uga soconaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga halkaasoo ay ku shirsan yihiin ku dhowaad 400 oo ergooyin kala matalaya qeybaha Bulshada Rayidka, Qurbejoogta, Read more…
Somalia:Odayaasha dhaqanka oo soo dhaweeyay magacaabista
Laaska News June 25,2011
Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay Magacaabista R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya.
Kadib markii maalinimadii Khamiista ee aynu ka soo Read more…
Somaliland:Boqor Buurmadow Oo Ku Edeeyey Guddoomiyaha Guurtida Distoor Jabin, Kuna Baaqay In Xisaanada Laga Xayuubiyo
Laaska News January 15,2011.
“Waxaan Idinka Codsanayaa In Aad Qaranka Ka Qabataan Muddanahan, Lagana Qaado Xisaanadda, Lana Hor Keeno Sharciga Isaga Oo Halis Ku Ah Jiritaanka Wadanka, Waxaan Cadayn-Doonaa Dambiyadda Uu Ka Galay Qaranka” Boqor Cismaan Buurmadow Read more…