Archive
Shir Looga Hadlayay Nuqulkii Ugu Dambeeyay Ee Dastuurka Oo Lagu Qabtay Kenya
“Datuurka oo loo Wanqalayo Talaadada”
Waxaa lagusoo waramayaa in shir socday muddo saddex maalmood ah oo Looga Hadlay dhamaystirka qabyo qoraalka dastuurka Soomaaliya iyo sidii loo soo daabici lahaa nuqulkii ugu dambeeyay lagu soo gabagabeeyay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Read more…
Somalia:Ban welcomes political deal reached at Somali constitutional conference – UN NEWS
Laaska News Feb. 20, 2012

Right:UN Special Representative to Somalia, Ambassador Augustine P. Mahiga addresses participants of the Second Somalia National Consultative Constitutional Conference held in Garowe, Puntland, Somalia. RM Photo/17 February 2012.
UNITED NATIONS, 19 February 2012 –Secretary-General Ban Ki-moon today welcomed the political agreement reached by Somalis at a national constitutional conference, saying the accord “sets out clear steps for ending the transition and putting in place a constitutional order” in the war-scarred, impoverished country. Read more…
Go’aamadii Kasoo Baxay Shirkii Garoowe2 Oo Ay Madaxdu Saxiixday – WARSAXAAFADEED
Laaska News Feb. 18, 2012 Warka TFG da

Garowe February 18, 2012—–Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ayaa caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyada oo lagu gaaray heshiis buuxa oo ku aadan Nidaamka dalka lagu dhaqayo, Nooca Baarlamaan ee uu yeelanayo iyo weliba hirgelinta Mabaadii’dii Garowe. Read more…
Shirweynihii Labaad Ee Dastuurka Qaranka Soomaaliya Xaggee Marayaa?
Laaska News Feb. 17, 2012 (INDHAHA FUR)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xaruunta maamul Goboleedka Puntland ee uu kasocdo shirweynihii 2aad ee Dastuurka Qaranka Soomaaliya iyo nidaamka dawladeed ee Soomaaliya yeelanayso ayaa waxa uu kusoo waramayaa in shirku uu marayo meeshii ugu darnayd,uguna muhiimsanayd marka loo eego masiirka qaranka Soomaaliya Read more…
Madaxweyne Shariif Oo Ka Dagay Garowe,Laguna Soo Dhaweeyay.
Laaska News Feb. 17, 2012
Garowe -Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xaruunta Puntland ayaa ku soo waramaya in maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed uu ka soo dagay Garowe,si diiranna loogu soo dhaweeyay halkaa. Read more…
Shirweynihii Labaad Ee Dastuurka Qaranka Soomaaliyeed Oo Galay Maalintii Labaad
Laaska News Feb. 16, 2012

Garowe – Waxaa maalintii labaad galay shirweynihii 2aad ee Dastuurka Qaranka Soomaalieed (2nd Somalia Constitutional Conference -Garowe II) ee ka soconaya dhismaha Jaamacadda ee Garowe,caasimadda Dawladda Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Read more…
Shirka Garowe2 Oo Furmaya 15/2/2012
Garowe – Wararka laga helayo Garowe ayaa kusoo waramaya in shirkii Garoowe qaybtiisa labaad uu ka furmayo magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Read more…
Ra’isal Wasaare Cabdiwali Oo Ka Dagey Garoowe.
Garowe -Wafdi uu hogaaminayo Ra’isal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas ayaa socdaal ku tagay caasimadda Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed Puntland ee Garoowe,14/2/2012. Read more…
Somalia:Shirka Wadatashiga Oo Soo Dhamaaday,Lagana Heshiiyay Ismari Waagii Qaybsiga Baarlamaanka
Laaska news Dec. 24, 2011
Garowe – Shirka wadatashiga wajigiisa labaad ee ka socday magaalada Garowe,Caasimadda Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee socday mudadii udhaxaysay 21-24 bishan ayaa lasoo gabagabeeyay maanta. Read more…
Shirka Wadatashiga Oo Laysku Mari Waayay Qaybsiga Baarlamaanka
Laaska news Dec. 24, 2011

Waxaa lagusoo waramayaa in shirkii wadatashiga wajigiisa labaad ee kasocday magaalada garoowe ee xurunta maamul goboleedka Puntland ee socday 3 da maalmood laguna waday in lasoo gabagabeeyo jimcaha 23/12/2011 uu dib udhacay kadib markii qaybihii ka qayb galayay shirkaasi ay xal u waayeen in ay isku af gartaan,iskuna mari waayay qodob kamid ah qodabadii ajandayaasha u ahaa,taasina keentay in ay dib uga dhacdo waqtigii loogu talagalay in shirku kusoo xirmo si wada jir ahna ay ugu dhawaaqaan madaxda ka qayb galayaashaas.