Archive

Archive for the ‘Shirarka’ Category

Shirkii Istanbul 2 Ee Soomaaliya ,Qodobabada Warmurtiyeedka

June 1, 2012 Comments off

Laaska News                                                                    Warka TFG da.

Afhayeenka Xukuumadda Eng Yariisoow  ayaa Qodobada ugu muhiimsan Warmurtiyeedka u akhriyay Radio Muqdisho sida lagu sheegay warbaahinta qaranka.Warmurtiyeedka oo ka kooban 40 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxay kala yihiin:- Read more…

Long-term investment crucial for Somalia’s recovery, development – UN envoy

June 1, 2012 Comments off

31 May 2012 –The top United Nations official for Somalia today called for greater investment in the Horn of Africa nation, as international partners gathered to renew their commitment to the country’s recovery and development and to support the ongoing political transition. Read more…

Shirkii Madax Dhaqameedka Soomaalida,Bulshada Rayidka Oo Ka Socda Istanbuul – SAWIRRO

May 30, 2012 Comments off

Wafdi uu hogaaminayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo gaadhay Turkiga.

Shirkii odayaasha dhaqanka iyo ururada Bulshada Rayidka ah ayaa maanta maalintii labaad si habsami leh uga soconaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga halkaasoo ay ku shirsan yihiin ku dhowaad 400 oo ergooyin kala matalaya qeybaha Bulshada Rayidka, Qurbejoogta, Read more…

Somalia Civil Society Groups Meeting takes place in Istanbul

May 28, 2012 Comments off

Turkish FM Davutoglu said that Turkey would keep extending a great assistance to Somalia.

Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu said on Sunday that Turkey would keep extending a great assistance to Somalia. Read more…

Go’aanada Shirkii Addis Ababa Ee Saxiixayaasha Heshiiska Siyaasadeed Ee Xaaladda Kala Guurka Soomaaliya (English)

May 24, 2012 Comments off

Consultative Meeting of the Somali Signatories of the Process for Ending the Transition.

Addis Ababa, May 23, 2012: the Somali signatories of the process for ending the transition held a consultative meeting in The African Union Headquarters, from May 21 to May 23, 2012. Read more…

Shirka wada tashiga saxiixayaasha Soomaalida ee barnaamijka dhmeystirka geedi u socodka xiliga kala guurka ah (Warmurtiyeed )

March 27, 2012 Comments off

 Warka TFG da

War-murtiyeed

Galkacayo 26 March,2012: Shirkii wadatashagiga saxiixayaasha somaliyeed ee Barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah ayaa maanta oo bishu tahay 26 March,2012 lagu qabtey magaalada Galkacayo. Read more…

Soomaaliya – Xukumadda Oo Soo Dhaweeysay natiijooyinka Shirka London’War-Saxaafadeed’

February 24, 2012 Comments off

                                                                                             WARKA TFG da
Warsaxaafadeed

(Muqdisho, Febraayo 24, 2012) Xukuumadda Soomaaliya waxay si qalbi furan kusoo dhaweneysaa mirihii shirkii Londan ee shalay halkaasi lagu soo gabagabbeeyay. Read more…

Soomaaliya -Xildhibaanno soo dhaweeyay shirkii London

February 24, 2012 Comments off

WARKA TFG da

Muqdisho,Jimco 24 February 2012 (SONNA) – Qaar ka mid ah Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay qodobbadii ka soo baxay shirkii shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee xarunta Read more…

Ra’iisul wasaare Cabdi Weli – “waan soo dhaweynayaa in Soomaaliland aan wada hadalno”

February 24, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 24, 2012                 WARKA  TFG da
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo baaqkii ka soo baxay shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee arrimaha Soomaaliya looga hadlayay, kaasi oo ku aadanaa in Soomaaliland ay ka wada hadlaan ayahooda, isagoo dhanka kale sheegay in uu guuleystay shirkii London. Read more…

Shirka London Oo Lasoo Gabagabeeyay – Qodabadii

February 23, 2012 Comments off

Shirka London oo soo xirmay iyo bayaan (War murtiyeed) kii kasoo baxay oo ku qoran afka Ingiriiska. Read more…

Somalia:Ban welcomes political deal reached at Somali constitutional conference – UN NEWS

February 20, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 20, 2012

Right:UN Special Representative to Somalia, Ambassador Augustine P. Mahiga addresses participants of the Second Somalia National Consultative Constitutional Conference held in Garowe, Puntland, Somalia. RM Photo/17 February 2012.

UNITED NATIONS, 19 February 2012 –Secretary-General Ban Ki-moon today welcomed the political agreement reached by Somalis at a national constitutional conference, saying the accord “sets out clear steps for ending the transition and putting in place a constitutional order” in the war-scarred, impoverished country. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Ka Dagay Jabuuti,Kana qayb Gali Doona Shirka London

February 20, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 20, 2012

Jabuuti -Madaxwynaha Jamkuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagusoo waramayaa inay maanta kadageen magaalada Jabuuti. Read more…

Go’aamadii Kasoo Baxay Shirkii Garoowe2 Oo Ay Madaxdu Saxiixday – WARSAXAAFADEED

February 18, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 18, 2012                      Warka TFG da

Garowe February 18, 2012—–Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ayaa caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyada oo lagu gaaray heshiis buuxa oo ku aadan Nidaamka dalka lagu dhaqayo, Nooca Baarlamaan ee uu yeelanayo iyo weliba hirgelinta Mabaadii’dii Garowe. Read more…

Shirweynihii Labaad Ee Dastuurka Qaranka Soomaaliya Xaggee Marayaa?

February 17, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 17, 2012              (INDHAHA FUR)

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xaruunta maamul Goboleedka Puntland ee uu kasocdo shirweynihii 2aad ee  Dastuurka Qaranka Soomaaliya  iyo nidaamka dawladeed ee Soomaaliya yeelanayso ayaa waxa uu kusoo waramayaa in shirku uu marayo meeshii ugu darnayd,uguna muhiimsanayd marka loo eego masiirka qaranka Soomaaliya Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Ka Dagay Garowe,Laguna Soo Dhaweeyay.

February 17, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 17, 2012

Garowe -Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xaruunta Puntland ayaa ku soo waramaya in maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed uu ka soo dagay Garowe,si diiranna loogu soo dhaweeyay halkaa. Read more…

Shirweynihii Labaad Ee Dastuurka Qaranka Soomaaliyeed Oo Galay Maalintii Labaad

February 16, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 16, 2012

Garowe – Waxaa maalintii labaad galay shirweynihii 2aad ee Dastuurka Qaranka Soomaalieed (2nd Somalia Constitutional Conference -Garowe II) ee ka soconaya dhismaha Jaamacadda ee Garowe,caasimadda Dawladda Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Read more…

Shirka Garowe2 Oo Furmaya 15/2/2012

February 15, 2012 Comments off

Garowe – Wararka laga helayo Garowe ayaa kusoo waramaya in shirkii Garoowe qaybtiisa labaad uu ka furmayo magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Read more…

Ra’isal Wasaare Cabdiwali Oo Ka Dagey Garoowe.

February 15, 2012 Comments off

Garowe -Wafdi uu hogaaminayo Ra’isal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas ayaa  socdaal ku tagay caasimadda  Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed Puntland ee Garoowe,14/2/2012. Read more…

Jean Ping maintains his position until next summit as AUC election postponed

January 30, 2012 Comments off

Laaska News Jan 30, 2012       “Election of AUC chairperson” – More Related Articles.

 

AU Summit 2012 – Phto: RM

ADDIS ABABA, Jan. 30 (Xinhua) — The outgoing African Union Commission (AUC) Chairman Jean Ping will maintain his position until next AU summit, as AUC election was postponed due to fierce competition, said diplomatic sources here on Monday. Read more…

London Conference on Somalia should define commitments in support of peace process: Jean Ping

January 30, 2012 Comments off

Laaska News Jan 30, 2012

ADDIS ABABA, Jan. 28 (Xinhua) — The London Conference on Somalia, scheduled for Feb. 23, should define commitments in support of peace process of Somalia, Chairperson of the African Union Commission (AUC) Jean Ping said here Saturday, ahead of the 18th African Union (AU) summit. Read more…