Laaska News Feb. 20, 2012

Right:UN Special Representative to Somalia, Ambassador Augustine P. Mahiga addresses participants of the Second Somalia National Consultative Constitutional Conference held in Garowe, Puntland, Somalia. RM Photo/17 February 2012.
UNITED NATIONS, 19 February 2012 –Secretary-General Ban Ki-moon today welcomed the political agreement reached by Somalis at a national constitutional conference, saying the accord “sets out clear steps for ending the transition and putting in place a constitutional order” in the war-scarred, impoverished country. Read more…
Tags: ASWJ, Augustine P. Mahiga, Galmudug, News, PUNTLAND, Shirka Dastuurka, Shirka Garowe2, Somali people, SOMALIA, Soomaaliya, Transitional Federal Institutions, United Nations
Laaska News Feb. 18, 2012 Warka TFG da

Garowe February 18, 2012—–Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ayaa caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyada oo lagu gaaray heshiis buuxa oo ku aadan Nidaamka dalka lagu dhaqayo, Nooca Baarlamaan ee uu yeelanayo iyo weliba hirgelinta Mabaadii’dii Garowe. Read more…
Laaska News Feb. 17, 2012 (INDHAHA FUR)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xaruunta maamul Goboleedka Puntland ee uu kasocdo shirweynihii 2aad ee Dastuurka Qaranka Soomaaliya iyo nidaamka dawladeed ee Soomaaliya yeelanayso ayaa waxa uu kusoo waramayaa in shirku uu marayo meeshii ugu darnayd,uguna muhiimsanayd marka loo eego masiirka qaranka Soomaaliya Read more…
Laaska News Feb. 17, 2012
Garowe -Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xaruunta Puntland ayaa ku soo waramaya in maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed uu ka soo dagay Garowe,si diiranna loogu soo dhaweeyay halkaa. Read more…
Laaska News Feb. 16, 2012

Garowe – Waxaa maalintii labaad galay shirweynihii 2aad ee Dastuurka Qaranka Soomaalieed (2nd Somalia Constitutional Conference -Garowe II) ee ka soconaya dhismaha Jaamacadda ee Garowe,caasimadda Dawladda Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Read more…
Garowe – Wararka laga helayo Garowe ayaa kusoo waramaya in shirkii Garoowe qaybtiisa labaad uu ka furmayo magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Read more…
Garowe -Wafdi uu hogaaminayo Ra’isal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas ayaa socdaal ku tagay caasimadda Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed Puntland ee Garoowe,14/2/2012. Read more…
Laaska news Dec. 24, 2011
Garowe – Shirka wadatashiga wajigiisa labaad ee ka socday magaalada Garowe,Caasimadda Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee socday mudadii udhaxaysay 21-24 bishan ayaa lasoo gabagabeeyay maanta. Read more…
Laaska news Dec. 24, 2011

Waxaa lagusoo waramayaa in shirkii wadatashiga wajigiisa labaad ee kasocday magaalada garoowe ee xurunta maamul goboleedka Puntland ee socday 3 da maalmood laguna waday in lasoo gabagabeeyo jimcaha 23/12/2011 uu dib udhacay kadib markii qaybihii ka qayb galayay shirkaasi ay xal u waayeen in ay isku af gartaan,iskuna mari waayay qodob kamid ah qodabadii ajandayaasha u ahaa,taasina keentay in ay dib uga dhacdo waqtigii loogu talagalay in shirku kusoo xirmo si wada jir ahna ay ugu dhawaaqaan madaxda ka qayb galayaashaas.
Read more…
Laaska news Dec. 22, 2011 Qoddobada laysla Meel Dhigay

Garowe – Waxaa lagu soo waramaya in shirka wadatashiga Arrimaha Dastuurka ee ka soconaya magaalada Garowe uu galay maalintiisii labaad.
Waxaana lagu soo waramaya in ergadii laga qabtay laba guddi.
Shaqada guddiyadan ayaa la tilmaamay inay kala yihiin Guddi xagga Arrimaha Dastuurka,sida loo hirgalinayo iyo mid ka hadli doona habka loo dhimayo xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya. Read more…
Laaska news Dec. 21, 2011
Garowe – Wararka laga helayo magaalada Garoowe ayaa kusoo waramaya in shirkii wadatashiga wajigiisii labaad uu maanta galinkii dambe ka furmay xaruunta Jaamacadda PSU ee Garowe. Read more…
Laaska news Dec. 19, 2011 PUNTLAND SOMALIA

Garowe – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiilkh Axmed iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa galabta kasoo dagey Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe,Caasimadda Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Read more…
Laaska news Dec. 5, 2011 Warka TFG da

Ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa ka dalbday beesha caalamka iyo dalalka daneeya Read more…
Laaska news Nov. 28,2011 WARKA TFG da
Madaxweyne Shariif Oo Soo Xiray Shirkii Wadatashiga Qeybaha Bulshada.

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa khudbad qiimo leh oo dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey shirkii wadatashiga qaybaha bulshada oo uu Madaxweynuhu Read more…
Laaska News Sept. 6,2011 Warka TFG da
Somalia:Shirka Wada Tashiga Oo Soo Gaba Gaboobay Iyo Go’aanno Ka Soo Baxay

Read more…
Laaska News Sept. 6,2011 Warka TFG da

Read more…
Laaska News Sept. 5,2011 Warka TFG da
Waxaa maanta maaalintii labaad galay shirka wadatashiga ah ee shalay si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho.
Read more…