Archive
Wafdigii Dawladda Soomaaliya,Maamulka SL Ee Wadahadaladii London Oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Britain
“Hambalyo – Bal shacabka Dibadda Kunool hadaad Mideysaan”.
“Warkani wuxuu kusoobaxay warbaahinta qaranka.”

Photo:RM
June 24, 2012 – Kulankan oo ka dhacay agagaarka Lambroke Road ee magaalada London isla markaana ay soo qabanqaabiyeen safaaradda Soomaalida & jaaliyadda Soomaaliyeed eek u dhaqan magaaladaasi waxay wefdiga dowladda KMG ah & Ing. Feysal Cali Waraabe ugu waramayeen heshiiskii hordhacca ahaa ee ay ku gareen dhawaan dalka Ingiriiska. Read more…
Soomaali Ka Qalin Jabisay Jaamacad Ku Taal Maraykanka
Laaska News Apr.30, 2012
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Metro State, Minnesoto.

Munaasabad balaaran oo ay kasoo qayb-galeen madax, macalamiin, arday waaladiin iyo maamulka jaamacadda Metro State University looguna dabaal-dagayay qalin-jibinta arday badan oo wax ka baratay jamacadda ayaa xalay lagu qabtay magaalada St.Paul ee Gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka.
Ra’iiisul Wasaaraha Oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Ay Agaasimeen Jaaliyadda Som. Sweden – SAWIRRO
Laaska News Mar. 1, 2012 WARKA TFG da

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sweden ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ku soo dhoweeyeen casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay. Read more…
Madaxweyne Shariif Iyo Kulamada Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Britain
Laaska News Feb. 24, 2012 WARKA TFG da
Madaxweynaha oo caawa la kulmaya Jaaliyadda ku nool London
Madaxweyne Shariif Oo La Kumlay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Bristol Read more…
Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali Oo Kormeeray Xaruuntii Safaaradda,Hoygii Danjiraha Soomaaliya ee Biljam,Lana Hadlay Jaaliyadda – SAWIRRO
Laaska News Feb. 21, 2012 Warka TFG da

R/wasaaraha Dawladda Federalka ah ee Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wadi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Xarunta Dalka Biljam ee Brussels, ka dib uu casuumaad rasmi ah ka helay Madaxda Midowga yurub iyo dowladda Biljamka. Read more…
Somalia:Madaxweynahii hore Oo Shacabka Soomaaliyeed Munaasabada Ciida ugu hambalyeeyey
Laaska News Nov. 6 ,2011 Warka TFG da
SONNA

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Cabdullahi Yuusuf
Mogadishu Axad 6 November 2011 (SONNA) – Madaxweynahii hore ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa shacabka soomaaliyeed ee ku kala nool caalamkoo idil uga Read more…
Somalia:Wasiirka Warfaafinta, Eng.Jaahweyn oo London loogu sameeyey xaflad soo-dhoweyn ah – DAAWO SAWIRRADA
Laaska News Nov. 5 ,2011 Warka TFG da

London – Xaflad casho sharaf lagu soo dhaweynayay Wasiirka Warfaafinta Boostada & Isgaarsiinta Mudane Cabdulqadir Jaahweyn ayna ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK ayaa waxaa lagu qabtay hall-ka Bombay Dream ee xaafada Wembley.
Malaysia:Arday Soomaaliyeed Oo Ka Mid Noqotay Arday Sideed Kun Ah Oo Ka Qalin Jebisay Jaamacad Ku Taala Dalka Malaysia – SAWIRRO
Laaska News Oct. 11,2011

Kuala Lumpur – Xaflad ballaaran oo qeyb ka ahaayeen arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay qeybaha kala duwan ee kulliyadaha sida IT, Ingineering, Read more…
London:Fanaanadii Qaranka Faadumo Qaasim Hilawle oo Geeriyootey
Laaska News Oct. 6,2011
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

LONDON - Wararka laga helayo magaalada London ayaa ku soo waramaya in Fanaanadii Qaranka Faadumo Qaasim Hilawle ay saaka aroortii ku geeriyootay Isbitaal ku yaal London.
AHUN Faadumo Qaasim ama “Faynuustii Fanka “ayaa ahayd Fanaanad caan ah oo aad looga yaqaanay Soomaaliya oo dhan, caanna ku ahayd heesaha Banaadiriga (ama Xamariga), kana Read more…