Archive
Hargeysa – Gudoomiyihii Maxkamadda Gobolka oo Saaka La Dhaawacay – SL
Hargeysa – Waxaa saaka waabarigii salaadda subax toogasho lagu dhaawacay Gudoomiyihii Maxkamadda Gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Duraan sida uu warbaahinta u caddeeyay W.A.Gudaha Somaliland M.N.Caraale “Duur” Read more…
Hargeysa -Boqor Buur Madaw Oo Maxkamad La Hor Geeyay
Laaska News Apr.24, 2012
Hargeysa – Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in maanta maxkamadda Hargeysa markii u horreysay la hor keenay Boqor Buur Madaw tan iyo markii laqabtay isagoo kasoo noqday dalka Imaaraadka. Read more…
Somaliland Kama Qayb Galayso Wadahadalka TFG da Haddii Aan Wax Laga Badalin——- FM
Hargeysa April 19 (LN) — Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ka hadlay wadahadalada lagu waday inay yeeshaan xukuumadda KMG Somaaliya iyo Somalilandoo ayaa sheegay inaanay xukuumadda Somaliland aanay haqayb galayn wadahadalada haddii aan laga saarin waxyaalaha carqaladaynaya wadahadalada. Read more…
Caliyaw (Galeydh) Maxaad Qoonsatay? – Waraysi Xasaasi ah
Laaska News Apr. 16, 2012
Sida lawada ogsoon yahay waxa dhawaan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland ay magacaabeen guddiyo uga qayb galaya wadahadalka lagu wado inay dhawaan yeeshaan,waxaana indhawayd lays weydiinayay waxa laga wada hadlayo,cidda leh inay wada hadlaan. Read more…
Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixisay Guddiga Wadahadalada Somalia Iyo Somaliland
Laaska News Apr. 10, 2012
Hargeysa. Apr.10 – (LN) -Afhayeenka madaxtooyada somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir “Cukuse”oo waraysi siiyay BBC da ayaa ka waramay guddiga uuu magacaabay madaxweynaha Somaliland Mr.Siilaanyo ee wadahadalada Xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland. Read more…
Somaliland Oo sheegtay Inay Magacawday guddi Wadahadal La Galaya TFG da
Laaska News Apr. 8, 2012
Hargeysa – Wararka laga helaya magaalada Hargeysa ayaa kusoo waramaya in warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliland lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Silaanyo uu magacaabay guddi wadahadal la gala Soomaaliya. Read more…
Hargeysa – Mr.Siilaanyo Oo Isbadel Ku Sameeyay Xukuumadda SL
Hargeysa - (Laas)-Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 ka Maarso 2012, waxa uu xil kaqaadis,kalabadal iyo magacaabid kusameeyay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, & Madax Hay’adeed,sidoo kalana wuxuu magacaabay xilalal cusub. Read more…
Taliyihii Iyo Abaanduulihii Ciidamada SL Oo Xilkii Laga qaaday,Kuwo Cusubna La Magacaabay
Laaska News Feb. 9, 2012
Hargeysa – Warka laga helayo Hargeysa ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Somaliland Mr. Axmed Silaanyo uu xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidamada (Mr. Jidhif) iyo Abaanduulaha (Mr. Ibraahim Caydiid- DD) ee Ciidamada Somaliland,uuna umagacabay Taliye iyo Abaanduule Cusub. Read more…
Mudaharaad Ka Dhacay Hargeysa Lagu Taageerayo Somaliland,Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Siyaasiin Ka Hadlay Reer Sool ,Shirarkooda
Hargeysa -Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in mudaharaad ballaaran uu ka dhacay magaalada oo ay ka qayb galeen Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland dadweynaha magaalada Hargeysa,mucaarad iyo muxaafidba,madaxda xisbiyada, siyaasiyiin iyo dadweyne kale. Read more…
Ceerigaabo:Shiine Yaasiin Xiin-finiin,Taliyihii Saldhigga Fiqi-Fuliye oo ladilay iyo iskudhac ka dhacay Ceerigaabo
Laaska News Nov. 2 ,2011
Wararka ay warbaahintu ka helayso Ceerigaabo ayaa kusoo waramaya in Caawa la dilay Taliyihii Saldhigga Booliska ee Degmada Fiqi- Fuliye oo Ceerigaabo kaga beegan dhanka Koonfureed. Read more…