Archive
Madaxweyne Shariif Oo Kormeer Kutagay Magaalada Cadaado Ee “Xaruunta Ximan Iyo Xeeb”
Laaska News March 27,2012
Wararka laga helayo gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ay maanta kormeer aan lasii shaacin ku tageen magaalada Cadaado ee uu ka arrimiyo Maamulka Ximan Read more…
Somalia:Dagaal Beeleed Ka Dhacay Koonfurta Mudug
Laaska News August 29,2011 Warka TFG da
Wararka ka imaanaya koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in deegaanka Dhegtuur uu barqanimadii maanta ka dhacay dagaal Read more…
Somalia:Kulan nabadeed oo lagu qabtay Cadaado
Laaska News July 16,2011
Kulan qayb ka ah dadaallada lagu nabadaynayo maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay deegaanno ka tirsan koonfurta gobolka Mudug ayaa maanta ka furmay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Read more…
Somalia:Warka Mudug -Beelihii dagaalamay oo ogolaaday xabbad joojin
Laaska News July 13,2011
Ugaasyo iyo waxgarad ka yimid degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud oo maanta kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Qaybaha Bulshada gobolka Mudug iyo maamulka Galmudug ayaa sheegay inay ka aqbaleen xabad joojin la Read more…
Somalia:Xukuumadda oo guddi u xil-saartay xalinta colaadaha gobollada Dhexe
War saxaafadeed Baaq Nabadeed
Muqdisho July 5, 2011——-Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay baaq nabadeed u diraysaa dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya Gobolada Mudug iyo Galgaduud kuwaasoo dhaliyay dhimasho aad u badan iyo dhaawac. Read more…
Somalia Dagaalo ka dhacay Konfurta Mudug oo Keenay Dhimasho iyo Dhaawac
Laaska News July 3,2011
Wararka laga helayo Mudug ayaa kusoo waramaya in dagaal dad badani ay ku dhinteen uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Dhagtuure ,layskuna adeegsaday gaadiidka dagaalka. Read more…
Somalia:Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ku gacanseyray shirka Nairobi
Laaska News April 10,2011.

ximan & xeeb
Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa qaadacay ka qeybgalka shirka Q/Midoobay ay sheegtay in ay ku qabaneeyso magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib kulan ay mas’uuliyiinta maamulkaasi ku yeesheen Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Cismaan Maxamed Cali oo ah la taliyaha Read more…