WADAHADAL, WADATASHI IYO IN LAYSKU TANAASULO, WAA WAXA KALIYA EE WAX LAGU DHISI KARO.

Diyaarad Rakaab Oo Ku Burburtay Nayjeeriya

June 3, 2012 Comments off

Waxaa lagu soo waramaya in Diyaarad rakaab ah  ay ku burburtay magaalada Lagos ee dalka Nayjeeriya.

.
Photo from CKN Nigeria

Dhammaan dadkii saarnaa waxaa la rumaysan yahay inay dhinteen sida ay sheegeen mas’uuliyiintu. Read more…

Odayaashii Dhaqanka Oo Kasoo Laabtay Istanbul

June 3, 2012 Comments off

Wararka Ka imanaya Muqdisho ayaa kusoo waramaya in odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ay maanta dalka dib ugu soo laabteen,kana soo dageen gagida dayuuradaha ee Adan Cadde Airport. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Socdaal Kutagay Dalka Tanzania,Lana Kulmay Dhiggiisa – Update

June 2, 2012 Comments off

Update:”Madaxweynaha Soomaaliya Md. Shiikh Shariif wuxuu la kulmay  madaxweynaha dalka Tanzania”.

Madaxweynaha Jahuuriyadda Soomaaliya Md Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Daarasalaam ee dalka Tansaaniya. Read more…

Tahrir Trial: Mubarak gets life sentence for mass murder – RT

June 2, 2012 Comments off

The former Egyptian president was charged with murder and attempted murder in connection with the killing of 225 anti-government demonstrators and wounding of more than 1,800 in January last year. His co-defendant security chiefs were acquitted. Read more…

Masar – Madaxweynihii Hore ‘Mubarak’ Iyo Wasiirkii Gudaha oo lagu xukumay Xabsi Daa’in

June 2, 2012 Comments off

Maxkamad dambiyada ee Qahira ayaa ku xukuntay xabsi daa’in Madaxweynihii hore ee dalka masar Maxamed Xusni Mubaarak maanta oo sabti ah. Read more…

Turkey, Somalia sign agreement to set up regional development offices

June 1, 2012 Comments off

ISTANBUL       -      Anatolia News Agency
The agreement was penned by Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu and Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali.

Photo:Anatolia

Read more…

Shirkii Istanbul 2 Ee Soomaaliya ,Qodobabada Warmurtiyeedka

June 1, 2012 Comments off

Laaska News                                                                    Warka TFG da.

Afhayeenka Xukuumadda Eng Yariisoow  ayaa Qodobada ugu muhiimsan Warmurtiyeedka u akhriyay Radio Muqdisho sida lagu sheegay warbaahinta qaranka.Warmurtiyeedka oo ka kooban 40 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxay kala yihiin:- Read more…