Archive
Aas Qaran -”Marxuum Sh Mukhtar” Afhayeenkii Hore Ee Baarlamaanka 1969

Photo:RM
Muqdisho – June 15 – Waxaa maanta caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho lagu aasay,looguna sameeyay aas qaran Alla ha unaxariistee -Marxuum Shiikh Mukhtaar Maxamed Xuseen Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya,sidoo kalana noqday kusimihii madaxweynaha Soomaaliya xilligii dalku noqday madaxweyne la’aanta ee u dhaxeysay 15 – 21 Oktoobar 1969. Read more…
Somalia:Aas heer Qaran ah oo loo sameeyay Wasiirkii arrimaha gudaha(Sawirro)
Somalia:Allaha u naxariistee IMAAM MAXAMUUD oo maanta lagu aasay Muqdisho,loona sameeyey AAS QARAN – SAWIRRO
Laaska News May 15,2011
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisha Aas Qaran loogu sameeyay Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo dhawaan ku geeriyooday dalka Kenya.
Meydka Imaam Maxamuud oo garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde laga soo dejiyay 12-kii Duhurnimo ee maanta, ayaa waxaa isla gudaha garoonka diyaaradaha Read more…
Gudoomiyihii Maxkamadda sare oo loo aasay si heer Qaran ah SAWIRRO
Laaska news (Muqdisho)

Waxaa Maanta aas heer Qaran ah oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiinta ugu sareeysa Dowladda loo sameeyay Allaha u naxariistee Dr. Maxamuud Cumar Faarax Indhobuur Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya kaas oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Read more…
