Archive
Posts Tagged ‘Arday’
Soomaali Ka Qalin Jabisay Jaamacad Ku Taal Maraykanka
Monday, April 30, 2012
Comments off
Laaska News Apr.30, 2012
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Metro State, Minnesoto.

Munaasabad balaaran oo ay kasoo qayb-galeen madax, macalamiin, arday waaladiin iyo maamulka jaamacadda Metro State University looguna dabaal-dagayay qalin-jibinta arday badan oo wax ka baratay jamacadda ayaa xalay lagu qabtay magaalada St.Paul ee Gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka.
Somalia: Madaxweyne Sheikh Shariif oo sagootiyay Arday Deeq wax Barasho kaheshay Turkiga – AKHRI/DHAGEYSO +SAWIRRO
Wednesday, September 28, 2011
Comments off
Somalia:Arday ka Qalin-Jebisay Jaamacadaha Wadanka Pakistan – SAWIRRO
Sunday, August 7, 2011
Comments off
Mudaharaad ka dhacay Jaamacada Hargeisa.
Sunday, December 26, 2010
Comments off
Laaska News December 26,2010
Hargeisa.Wararka laga helayo Hargeysa ayaa waxay sheegayaan in shalay uu mudaharaad ka dhacay Jaamacada horteeda,mudaharaadkaas oo ay sameeyeen ardada ku jirta Jaamacada kagana soo horjeedaan badal lagu sameeyay hogaankii jaamacada iyo magacaabista hogaan cusub Read more…
