Archive
Somalia:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Khudbad Qiimo Leh Ka Jeediyey Xeritaankii Shirka Qeybaha Bulshada (Dhageyso)
Laaska news Nov. 28,2011 WARKA TFG da
Madaxweyne Shariif Oo Soo Xiray Shirkii Wadatashiga Qeybaha Bulshada.

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa khudbad qiimo leh oo dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey shirkii wadatashiga qaybaha bulshada oo uu Madaxweynuhu Read more…
Somalia:R/wasaare Cabdi Wali – “taageerada ciidamada Kenya waan soo dhaweeneynaa”- DHAGEYSO
Laaska News Oct. 29,2011
Muqdisho – Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas oo shir jaraa’id kuqabtay Muqdisho 27 dii Oktoobar 2011 sida lagu baahiyay warbaahinta dawladda,wuxuuna u qornaa sidan,waxaadna ka dhageysan kartaa xagga hoose. Read more…
Somalia:Madax dhaqameedyo kasoo jeeda Jubooyinka oo Jawaabo ka bixiyay hadalkii Madaxweynaha ee Ciidamada Dalka soo galay
Laaska News Oct. 25,2011
Madax dhaqameedyo iyo cuqaal ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka ayaa jawaabo iyo aragtiyo kabixiyay hadal uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif uu kaga hadlay soo galitaanka ciidamada kenya inaysan shacabka iyo dawladda soomaaliyaba inaysan ogollayn inay iska soo galaan waddanka.(Madaxweynaha Soomaaliya: “Inay ciidamo soo galaan dowladda iyo shacabku ma oggola” hoos ka akhri ama ka dhageyso) . Read more…
Somalia:Madaxweyne Shariif & R/Wasaare Cabdiwali Oo Khudbado Ka Jeediyey Banaanbax Maanta Ka Dhacay Muqdisho – DHAGEYSO
Laaska News Oct. 9,2011

Muqdisho,Somalia – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif ayaa maanta khudbad ka jeediyay Garoonka Istaadiyo Koonis,halkaas oo ay ku sugnaayeen dibad baxayaal reer Muqdisho ah oo
Somalia:Golaha Wasiirada oo Aqoonsaday Jabhaddii Libya ee Labaxday Golaha Qaranka KMG Liibiya – DHAGEYSO
Laaska News Sept. 29,2011
Muqdisho,Somalia -Shir ay yeesheen Golaha Wasiirada oo ah shirkoodii caadiga ahaa ee todobaadlaha ahaa ayaa waxa ay Wasiiradu kaga hadleen ama kaga doodeen arrimo badan oo xasaasi ah oo ay ka mid ahaayeen Aqoonsiga Golaha Qaranka KMG ee Liibiya. Read more…
Somalia:Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Qabtay Shirjaraa’id – DHAGEYSO
Laaska News Sept. 29,2011 Warka TFG da
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka – Shirjaraa’id
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay in haddii beesha caalamka laga helo kaalmooyinkii loogu talagalay Read more…
Somalia:Khudbaddii Madaxweyne Shariif ujeediyay Ardayda Heshay Deeqda Waxbarasho ee Turkiga & Wareysi (Wasiirka Ganacsiga ,Hadraawi) & Warar kale
Somalia: Madaxweyne Sheikh Shariif oo sagootiyay Arday Deeq wax Barasho kaheshay Turkiga – AKHRI/DHAGEYSO +SAWIRRO
R/Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali oo Bixiyay Wareysi Dhinacyo badan taabanaya – Dhageyso
Laaska News Sept. 18,2011 Warka TFG da
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Maxamed Cali oo socdaal Shaqo ku jooga magaalada Washington DC Read more…





Who won war in Libya? – INTERVIEW
Laaska News Oct. 22,2011
Kudashkina Ekaterina AUDIO
Photo: EPA
Interview with Sergei Demidenko, Institute of Strategic Studies and Analysis
The major task would be to improve the security situation in Libya to a degree when companies would be able to start pumping Libyan oil. The important Read more…