Archive
Somalia:Islaan Bashiir Islaan Cabdillle oo baaq ka soo saaray xaaladaha Gaalkacyo
Laaska News Sept. 5,2011 BAAQ NABADEED
Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ka mid ah isimada loogu xurmada badan yahay gobolada Puntland ayaa maanta soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan xaaladda magaalada Gaalkacyo.
Baaq:Isimada Gobolka Cayn(Buuhoodle) oo xalay Fiidkii Baaq ka soo saaray Dagaalkii Baliga Kalshaale,Baaqna udiray Beelaha Walaalaha ah.
Buuhoodle (Laaska News). November 20,2010.
ceegaag.com ayaa ka waraysatay Xafiduhulaah Garaad Cabdilaahi Garaad soofe. Dhagayso. Baaqa isimada

Magaalada Buuhoodle Waxa xalay fiidkii markii ugu horaysay Baaq Nabadeed ka soo saaray Isimada Gobolka Cayn, baaqaasi oo Loo diray Beelaha Walaalaha ee Dhawaan Dagaalku ku Dhexmaray Deegaanka Kalshaale oo Dhinaca Waqooyiga kaga Beegan Magaalada Buuhoodle. Read more…
Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo baaq nabad u direy dadka deegaanka Buuhodle.
(Muqdisho, 16 November 2010) Dowladda Federalka Ku Meel Gaarka ah (DFKMG) ah waxey tacsi u direysaa dadka soomaaliyeed ee waxyeeladu ku gaartey iyo intii ku dhimatay magaalada Qorilugud ee degmada Buuhodle. Waxayna EEBBE uga bareyeysaa in inta dhaawacantay uu EEBBE siiyo caafimaad deg-deg ah, intii ku dhimatayna in eheladooda iyo somalida uu ka siiyo samir iyo Iimaan. Read more…