Archive
Urur Cusub Oo Degaanka Baargaal Looga Dhawaaqay + SAWIRRO
Laaska News August 2, 2012

Baargaal – Waxaa si rasmi ah looga dhawaaqay Degaanka Baargaal urur cusub oo magaciisa marka lasoo gaabiyo la yiraahdo “ACDO” (Action Community for Development Organization) ururkan oo ka shaqayn doona arrimaha bulshada sida wax barashada, daryeelka caafimaadka , ka shaqaynta deegaanka Baargaal iyo Nawaaxigeeda , horumarinta dalka iyo kobcinta garaadka dhalinyarada oo waqtigan u baahan in dhinacyo badan laga baraarujiyo. Read more…
Taarikh Nololeedkii (AUN) Xildhibaan Bille Maxamuud Yuusuf, Talo Ku Wajahan Beesha Xuseen Talareer,iyo Dawladda Puntland
By:Maxamed Samatar Yuusuf Garabyare
Allah Ha unaxariistee wuxuu marxuum Bille Maxamuud Yuusuf garabyare dhashay 1952dii, wuxuuna ku dhashay magaalada Xaabbo ee Degmada Caluula.
Wuxuu booliska soomaaliya qortay 1975tii.
Waxa uu ka soo shaqeeyay gobolada soomaaliya intooda Read more…
Baargaal:Xildhibaan Puntland Ah Oo Lagu Dilay Duleedka
Laaska News Jan 28, 2012
Wararka laga helayo magaalada Baargaal ayaa kusoo waramaya in shalay galabtii waqti gaaban ay dabley hubaysani ku dileen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bile Maxamuud Yuusuf xilli uu sii galayay magaalada Baargaal meel aan ka fogayn togga Baargaal . Read more…
RAASCASEYR STATE:Soo Dhawayntii Wafdiga Baargaal + DAAWASHO WACAN
Laaska News April 24,2011.
Somalia:Prof.Laasarooni oo la soodaayey
Laaska News April 20,2011
Garowe(Laaska News)waxaa hadda nasoo gaaray war sheegaya in Prof. Cabdilaahi Maxamed Ciise (Prof.Laasaroni) uu xoriyadiisi dib u helay kadib markii isagoo rabey inuu ka dhoofo magaalada Gaalkacyo xabsiga loo taxaabey maalmo ka hor sida ay dad ka ag dhaw ay warka nagusoo gaarsiiyeen.
Prof.Laasarooni ayaa ah aqoonyahan Read more…
Raascaseyr State oo lagaga dhawaaqey Bariga Soomaaliya
Laaska News April 20,2011
Maamul ka madax banaan maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland laguna magacaabo Raascaseyr State ayaa lagu dhawaaqay 18kii April 2011 . Read more…
Prof. Laasarooni oo Lagu Xirey Galkacayo
Laaska News April 17,2011.

Prof. Lasaroni
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Galkacayo ayaa sheegaya in halkaas lagu xirey Professor Cabdilaahi Maxamed Ciise (Laasarooni ) oo ka mid ah Aqoonyahanada iyo waxagaradka Degaanka Calbari. Read more…
