Archive
Guddiga Farsamada oo Shaaciyay Liiska Magacyada 202 Xubnood Ee Loo Xulay Baarlamaanka Cusub – Akhri Liiska
Laaska News August 18, 2012
Muqdisho – Guddiga farsamada ee hubinta xulista xubaha ay odayaasha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ay u soo xuleen inay kamid noqdaan xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee lagu wado maalmaha soosocda inuu yeesho dalka Soomaaliya ayaa soosaaray liis ka kooban 202 xubnood. Read more…
Somalia -Odoyaasha Dhaqanka Oo Sheegay In Xulista Mudanayaasha Cusub Ay Gebagabo Ku Jirto
Laaska News August 14, 2012

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Muqdisho – Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ee ku howlan xulista Mudanayaasha ka mid noqonaya Baarlamanka cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan howlaha xulista xildhibaannada iyagoo ka digay caqabad ka timaada dhinaca Siyaasiyiinta. Read more…
“Baarlamaanka Somalia In Laga Dhigo 275″ – Beesha Caalamka Oo Ogolaatay – Ergay Mahiga
Laaska News July 24, 2012
“Ergayga gaarka ah oo sheegay in Beesha caalamku ay ogolaatay in baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275″
Muqdisho, Jul 23 – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. Mahiga ayaa sheegay in la’ ogolaaday in Baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275. Read more…
Somalia: Guddoomiye Kuxig Koowaad Ee Baarlamaanka Oo Dalka Kusoo Noqday
Muqdisho , Jan 11 – Wafdi uu hogaaminayay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Ibraahim muudeey ayaa maanta kusoo noqday dalka. Read more…
Baarlamaanka Soomaaliya:Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Oo Magacaabay Guddiyo
Laaska news Dec. 22, 2011 Warka TFG da
Muqdisho – Guddoomiye Ku xigeenka Labaad ee barlamanka Soomaaliya ayaa magacaabay 34 xubnood oo ka mid noqonaya guddiga qabanqaabada doorashada guddoomiyaha cusub ee Golaha baarlamnaka.
Guddomiye ku xigeenka Labaad Axmed Read more…
Somalia:Gacan Kahadal Kale Oo Ka Dhacay Baarlamaanka
Laaska news Dec. 21, 2011
Muqdisho,Somalia – Waxaa lagu soo waramayaa in qaar ka mid ah xubnaha Baarlamaanka uu soo gaaray daqaro iyo dhaawacyo ,kadib markii uu gacan ka hadal dhex maray maanta xubno kasoo kala jeeda labada kooxood ee kala taageersan Ridista iyo taageeridda Gudoomiyaha Baarlamaanka. Read more…
Somalia:War-Saxaafdeed Laga Soo Saaray Khilafka Baarlamaanka – Madaxda Sare
Laaska news Dec. 18, 2011

War Saxaafadeed
December 18, 2011
Madaxda Dawladda Soomaaliyeed ayagoo tixgelinaya marxaladda dalku Read more…
Somalia:Warka TFG da -Deeqda Somaliland,Kulanka Baarlamaanka & Gud.Baarlamaanka oo la kulmi Doona Soomaalida Kunool Minneapolis
Laaska News Sept. 24,2011

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo La Hadli Doona Soomaalida Minneapolis Ku Nool
Kulankii Baarlamaanka Oo Lasoo Gabagabeeyay
Wafdi Ka Socday Soomaaliland Oo Uu Ka Mid Ahaa Abwaan Read more…
Somalia:Kulankii Baarlamaanka ay ku ansixiyeen Xukuumadda – Daawo Sawirrada
Somalia:R/wasaaraha Soomaaliya oo la anisixyay
Laaska News June 28,2011
Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali iyadoo isla goobta kulanka lagu dhaariyay R/wasaaraha Soomaaliya.
Fadhigan ay maanta xubnaha Baarlamanka Soomaaliya codka kalsoonida ku siiyeen R/wasaaraha cusub ee Read more…
