Archive
Deg Deg:Somalia oo Loo Dhaariyay Baarlamaan Cusub August (20, 2012)
Laaska News August 20, 2012 Update
Muqdisho – Waxaa magaalada Muqdisho kasocotay xaflad dhaarta Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya,waxaana la dhaariyay 2011 xildhibaan.
.
Baarlamaanku wuxuu Guddoomiye Kumeel gaar ah u doortay Gen. Mudane Muuse Xasan Cabdulle oo noqday ninka ugu da’da weyn mudanayaasha xildhibaanada ee loo dhaariyay dalka Soomaaliya. Read more…
Wadada Loo Marayo Soo Xulidda Aqalka Baarlamaanka Iyo Odayaasha
Laaska News Apr. 13, 2012
Muqdisho, Apr.13 (LN) – Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay wadada loo marayo soo xulidda aqalka odayaasha iyo ka Baarlamaanka Soomaaliya. Read more…
Soomaaliya -Xildhibaandho Sheegay Inay Kulmeen Soona Saareen Waqtiga Laqabanayo Doorashada Madaxweynaha
Laaska News
Muqdisho – Apr. 7 -Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in qaar kamid ah xildhibaanada Soomaaliya oo kulan ku yeeshay maanta magaalada Muqdisho ayna sheegeen inay soo saareen waqtiga laqabanayo doorashada madaxtinimada dalka. Read more…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaadhay Baydhabo
Laaska News Apr. 7, 2012
Muqdisho – Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa ku soo waramaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ay gaadheen magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Read more…
Makula tahay in Beeli,Beel Dastuur Usamayn Karto?
Laaska News Feb. 17, 2012 “INDHA FUR Soomaaliyeey”
Sida la ogsoon yahay dalka Soomaaliyeed waxa ka taagan waa kalsooni darro ay keentay colaadihii iyo burburkii waddanka soomaray.
.
Dalku wuxuu leeyahay madaxweyne,Gole wasiiro iyo Baarlamaan.
.
Waxaana dawladdaa lagu qaybsaday hab aan la aqoon meel uu kayimid oo layiraahdo 4.5,si kastaba ha ahaade,dawlad baa lagu dhisay.
Read more…
Somalia:Gudiga Amniga Qaranka Oo Kulan Ka Yeeshay Dhacdooyinkii Ka Dhacay Golaha Shacabka – WARSAXAAFADEED
Laaska news Jan 5, 2011
(Muqdisho, January 04, 2012) Kulankii caadiga ahaa ee ay maanta isugu yimaadeen Gudiga Amniga Qaranka oo looga hadlay xaaladda amni ee dalku ku suganyahay iyo qalalaasaha siyaasaddeed ee ka aloosan Golaha Baarlamaanka, uuna shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed isla markaana ay kasoo qeyb galeen: Read more…
Somalia:Gudoomiyaha Baarlamanka Iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Dalka Ku Soo Laabtay
Laaska news Nov. 28,2011

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu soo dhameeystay safar shaqo oo uu ku tagay dalka Ethiopia. Read more…
Somalia:Shirkii Dalalka Daneeya Arrimaha Soomaaliya Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Furmay Copenhagen + SAWIRRO
Laaska News Sept. 29,2011

Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen dhamaan xubnaha ku jira kooxdan xiriirka caalamiga ah, Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ay horkacayaan gudoomiyaha golaha baarlamaanka soomaaliya iyo R/wasaaraha kuwaas ooisugu jira wasiiro iyo xildhibaano , waxaa sidoo kale kulanka joogo wafdi ka socdo dowlad gobaleedyada puntland iyo galmudug iyo ahlusunna waljamaaca. Read more…
Somalia:Baarlamaanka oo Cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay Xukuumadda uu soo dhisay Prof. Cabdiwali
Laaska News July 23,2011
Kenya:Guddoomiyaha Barlamanka oo Nairobi ku laabtay
Laaska News May 30,2011
Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya ayaa ku soo laabtay magaalada Nairoobi kadib markii uu Jabuuti kulan kula soo yeeshay Madaxweynaha dalkaasi.
Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa isla xalay ku soo laabtay magaalada Read more…