Archive
Baaq nabadeed oo ay soo saareen culumaa’udiinka Gobolka cayn
Laaska News Feberuary 14,2011
Buuhoodle:Baaq Nabadeed oo ay soo saareen culumaa’udiinka Gobolka Caymeed Read more…
Laascaanood:Baaq Nabadeed oo ay soo saareen Culumaa’udiinka Gobolka Sool.
Laascaanod, February 13, 2011 Laaska News
Baaq Nabadeed oo ay soo saareen Culumaa’udiinka Gobolka Sool.
13/02/2011
Laascaanood.
Mahadoo dhan Alle ayey u sugnaatay, nabad iyo naxariisna nebiggeenna korkiisa ha ahaato, intaas ka dib:
Horufadhi:Tacshiiran nin ku dhintay midkalena ku dhaawacmay oo ka dhacday degmada Horufadhi
Feberuary 02,2011 Laaska News
(Horufadhi, Feb. 01, 2011 Ceegaag Online)
Wararka Naga soo gaadhay Degmada Hurufadhi oo katirsan Gobolka Cayn ayaa ku soo Waramaya in tacshiirad sababaytay Dhimasho iyo Dhaawac galabta ay ka dhacday Gudaha Magaaladaasi Hurufadhi, Read more…
Xiisadii Kalshaale:Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland
Laaska News Jan 09, 2011
Written by Xirsi Cali X. Xasan
Hargaysa-Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Go’aanka ka soo saaray Arrintii Kalshaale ka dhacday, waxaanu Madaxweynuhu Go,aankaa ku yidhi. Read more…
Faahfaahin dheeraad ah Shirkii Maygaagle +SAWIRRO+dhagaysi
Laaska News- Magaagle.
Read more…
Beesha Bariga Burco oo ogolaatay Ergooyinkii Nabadda iyo Ergooinka oo Bari u sii jeeda dhinaca Buuhoodle,
Laaska News ( Buuhoodle).
Ergooyin nabadeed oo ay hogaaminayeen Salaadiin iyo Siyaasiyiin ka kala yimid Galbeedka Burco,Hargaysa,Borama ,Sanaag,siyaasiyiin,iyo waxgarad Read more…
Recent Posts
- PRESIDENT HASSAN OO “MAALINTA XORRIYADDA” UGANDA KALA QAYB GALAY, LANA KULMAY ‘DHIGGIISA KENYA,UGANDA’ IYO JAALIYADDA
- Saif’s Case – ICC wants Gaddafi son’s trial in The Hague
- Madaxweynaha Somalia Oo Socdaalkii 1aad Ku Tagay Dibadda
- Caqabadaha Horyaal PM Saacid Iyo Su’aalo taagan
- PM Saacid Faarax-Garaad Iyo Ardaynimadii
- Somalia’s President Appoints New Somali PM
- Madaxweynaha Somalia Oo Magacaabay PM
- Kismayo – Ciidamada Huwanka Ah Oo Lasheegay Inay Gudaha Ugaleen Oo Dhawr Gobood Kadageen
- Baladweyne – Qasaaraha Daadadka Iyo Fatahaadda Oo Korodhay Iyo Caalamkii Oo Dhagaha Furaystay
- Madaxweyne Somalia Oo Socdaalkii 2aad Ku Tagay Baladweyne
Top Rated
POPULAR TAGS
SOMALI WEBSITES
Spam Blocked
INTA SOO BOOQATAY
- 373,006 hits