Archive
Dagaalada Suuriya Oo Qasaarihiisu Soo Kordhayo Iyo Caalmkii Oo Ismari La’
Laaska News July 15, 2012

EPA ( File).
Waxaa lagu soo waramayaa in dagaalada Suuriya ay shalay ku dhinteen dad gaaraya 88 qof ,waxaana maalmo kahor dhintay dad lagu qiyaasay 200 oo qof oo loobadinayo inay ubadan yihiin xiigaga kasoohorjeeda xukuumadda. Read more…
Amiirkii Lahaa Dhaxalka Boqortooyada Sacuudiga OO Geeriyooday
Amiir Naa’if Bin Cabdulcasiis Al- Sacuud oo ahaa Amiirka lahaa dhaxalka boqortooyada Sacuudiga ahaana wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa geeriyooday sidaana waxa lagu sheegay TV ga waddanka. Read more…
Ugu yaraan 37 Qof Kudhintay Iskudhacyo Suuriya
Ugu yaraan 37 qof oo ay ku jiraan laba dumar ah iyo laba caruur ah ayaa lagu dilay Talaadadii Suuriya idkudhacyo dhexmaray Mucaaradka iyo ciidanka Anmiga. Read more…
Iran Oo Joojinaysa Inay Saliid Ka Iibiso Shirkadaha Ingiriiska,Faransiiska
Laaska News Feb. 19, 2012
Iran waxay joojinaysaa in ay ka iibiso saliid cayriin shirkadaha Ingiriiska iyo Faransiiska ,sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda saliidda (shidaalka),laguna qoray shabakad ay leedahay wasaaradda shidaalku. Read more…
Qaraarkii Suuriya Oo Mar Kale La Geeyay QM,Xiisadda Bariga Dhexe Iyo Rajada Somalia
Laaska News Feb. 11, 2012
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in carabtu ay mar labaad ugudbiyeen Qaramada Midoobay qaraarkii jaamacadda carabtu kasoo saareen Suuriya ee ku saabsanaa rabshadaha Suuriya. Read more…
Recent Posts
- PRESIDENT HASSAN OO “MAALINTA XORRIYADDA” UGANDA KALA QAYB GALAY, LANA KULMAY ‘DHIGGIISA KENYA,UGANDA’ IYO JAALIYADDA
- Saif’s Case – ICC wants Gaddafi son’s trial in The Hague
- Madaxweynaha Somalia Oo Socdaalkii 1aad Ku Tagay Dibadda
- Caqabadaha Horyaal PM Saacid Iyo Su’aalo taagan
- PM Saacid Faarax-Garaad Iyo Ardaynimadii
- Somalia’s President Appoints New Somali PM
- Madaxweynaha Somalia Oo Magacaabay PM
- Kismayo – Ciidamada Huwanka Ah Oo Lasheegay Inay Gudaha Ugaleen Oo Dhawr Gobood Kadageen
- Baladweyne – Qasaaraha Daadadka Iyo Fatahaadda Oo Korodhay Iyo Caalamkii Oo Dhagaha Furaystay
- Madaxweyne Somalia Oo Socdaalkii 2aad Ku Tagay Baladweyne
Top Rated
POPULAR TAGS
SOMALI WEBSITES
Spam Blocked
INTA SOO BOOQATAY
- 371,165 hits