Archive
Somalia:Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali iyo Wafdigiisii Oo Kormeeray Boosaaso – SAWIRRO
Laaska news Dec. 31, 2011
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas oo hogaaminaya wafdi ballaaran oo ka tirsan xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa socdaal ku tagay magaalada Dakedda ah ee kutaal xeebta badda cas ee Boosaaso , Gobolka Bari, halbawlahana u ah Maamulka Puntland 27/12/2011.

R/Wasaaraha Soomaaliya Oo Muqdisho Kusoo Noqday
Laaska news Dec. 30, 2011
R/wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta kusoo noqday magaalada Muqdisho.
Ra’isal Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa socdaal kaga soo noqday maamul Goboleedka Puntland iyagoo kasoo kicitimay magaalada Boosaaso oo ay maalmahan kusugnaayeen. Read more…
Somalia:Shiikh Caan ah oo lagu dilay Boosaaso

Bosaso -Wararka ay warbaahintu ka helayso magaalada Boosaaso ayaa kusoo waramaya in saaka lagu dilay Dr.Axmed X. Cabdiraxmaan oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed aadna looga yaqaanay deegaanka,kana tirsanaa culumada Soomaaliyeed,macalinna ka ahaa jaamacadda Geeska Afrika.
Somalia:Kooxo Hubeysan Oo Wariye Ku Dhaawacay Boosaaso
Laaska News Sept. 22,2011 Warka TFG da
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Barri ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay goordhow ku dhaawaceen Wariye ka mid ah wariyeyaasha ka howlgalla idaacadaha kuyaala magaaladaasi. Read more…
Somalia:Warka Dalka – TFG
Laaska News August 16,2011
Dilal ka dhacay magaalada Boosaaso


Somalia:Dabley Hubaysan oo Dil iyo Dhaawac ugeystay Gaadiid kusii jeeday Qandala
Laaska News July 28,2011
Bosaso – Warka laga helayo caasimadda dhaqaalaha Puntland ee Boosaaso,Gobolka Bari ayaa kusoo waramaya in saaka dabley hubaysani ay rasaas ku fureen baabuur xamuul ah oo marka soo istaagay goob kontarool ah oo ku taal tuulada Kob dhexaad ee Degmada Ufeyn ee Gobalka Bari. Read more…
Somalia:Meydadka Laba Askari oo la soo dhigay duleedka Boosaaso
Laaska News June 25,2011
Meydadka Laba Askari oo ka tirsana Ciidamada Puntland ayaa maanta la soo dhigay inta u dhaxeeysa Boosaaso iyo deegaanka Carmo, iyadoo Madaxa laga jaray.
Sida uu soo sheegay Wariyaheenna C/risaaq Maxamed Read more…
Somalia:Dableey dad ku dishay Boosaaso
Laaska News June 20,2011
Laba ruux ayaa ku geeriyootay Sadex kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii koox kubeysan ay rasaan ku fureen goob maqaayad ah oo ku taala magaalada Boosaaso.Sida uu soo sheegay Wariyeheenna magaalada Gaalkacyo C/risaaq Maxameed Axmed, Dabley ayaa Read more…

