Archive
Somalia – Dad Rayad Ah Oo Ku Dhintay Rasaas La Sheegay Inay Laba Ciidan Iskurideen
Laaska News Sept. 25, 2012
Muqdisho -, Sept.24 -Israsaasayn dhexmartay Laba ciidan oo kawada tirsan ciidanka dawladda ayaa la sheegay inay ku dhinteen 4 qof, kuna dhaawacmeen 3 kale kadib markii ay rasaastaasi haleeshay mid kamid ah gaadiidka isaga dhex goosha caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo degmada Afgooye. Read more…
Wasaaradda A Gudaha Ha Loo Daayo Shaqadeeda, Haddii La Doonayo Qawlaysatada In Laga Sifeeyo Afgooye Iyo Ciidanka Dhexdiisa
Laaska News July 31, 2012

Warka kasoo yeedhay Afgooye ee ah cabashada ay shacabka Afgooye ee uu hor kacayo Gudoomiyihii Degmada Afgooye ay ugudbiyeen madaxweynaha iyo wafdigiisi kormeerka ku tagay 30/7/2012 waxay ciddii maqashay ay ku noqotay la yaab iyo fajaciso,kadib markii la maqlay Gudoomiyihii Degmada oo ilmaynaya ayaa eedeeymo usoo jeediyay qaar ka tirsan ciidanka,kuna eedeeyay inay geysanayaan jidhdil,kufsi iyo dhac. Read more…
Duqayn Diyaaradeed Laga Sheegay Deegaan Kuyaal Gobolka Bari
War deg deg ah oo laanta Afsoomaaliga ee VOA du sheegtay ayaa ku waramaya in diyaarado dagaal ay duqayn u geysteen deegaanka Bali dhidin oo u dhaxeeya degmada Qandala iyo Boosaaso. Read more…
Shirkii Madax Dhaqameedka Soomaalida,Bulshada Rayidka Oo Ka Socda Istanbuul – SAWIRRO
Wafdi uu hogaaminayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo gaadhay Turkiga.

Shirkii odayaasha dhaqanka iyo ururada Bulshada Rayidka ah ayaa maanta maalintii labaad si habsami leh uga soconaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga halkaasoo ay ku shirsan yihiin ku dhowaad 400 oo ergooyin kala matalaya qeybaha Bulshada Rayidka, Qurbejoogta, Read more…
Somalia – Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Bulshada Rayidka Ah
Warka Dalka – TFG Somalia
Muqdisho, Axad, April 29, 2012—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay Uraradda Bulshada Rayidka ah.
Golihii Murtida Iyo Madadaalada Qaranka Oo La Furay
Muqdisho -Warka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa ku soo waramaya in shalay oo bishu ahayd 19 kii Maarso 2012 ay xukuumadda KMG Soomaaliya ay furtay Golihii Murtida iyo Madadaalada Qaranka (Tiyaatarka) ee ku yaalay Muqdisho, laguna qabtay munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Read more…
Boqor Buur madaw Oo Lagu Xidhay Hargeysa
Hargeysa – Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa kusoo waramaya in ciidanka booliska Somaliland ay saaka ku xidheen garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buur madaw xilii uu dalka kusoo noqday isagoo kasoo kicitimay dalka Imaaraatka Carabta. Read more…
Qarax Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho – (Laas) Wararka ka imanaya magaalafa Muqdisho ayaa kusoo waramaya in qarax ka dhacay meel aan ka fogayn madaxtooyada Soomaaliya uu geystay qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Read more…
Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Badhasaab,Agaasime Guud,Lataliye Madaxw..
Hargeysa - Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in ciidanka boolisku ay xabsiga u taxaabeen Gudoomiyahii Gobolka Maroodi jeex (Hargeysa) Axmed Cumar X. Cabdilaahi. Read more…
Somalia:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Khudbad Qiimo Leh Ka Jeediyey Xeritaankii Shirka Qeybaha Bulshada (Dhageyso)
Laaska news Nov. 28,2011 WARKA TFG da
Madaxweyne Shariif Oo Soo Xiray Shirkii Wadatashiga Qeybaha Bulshada.

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa khudbad qiimo leh oo dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey shirkii wadatashiga qaybaha bulshada oo uu Madaxweynuhu Read more…