Laaska News Apr. 2, 2012
Dagaalada shalay ee ka dhacay sool Joogto oo ka tirsan deegaanka Buuhoodle iyo meel(o) u dhaxaysa Kalabaydh iyo Laascaanood ayaa waxaa kasoo baxayaa warar kala duwan oo haddana is khilaafsan marka loo eego cidda weerarka qaaday,qasaaraha uu geystay,dhimashada iyo dhaawaca,maxaabiista la qabtay, gaadiidka lagubay ama la qabtay ee soo kala gaadhay Read more…
Muqdisho March 9 (Laaska News) – Waxaa soobaxay war sheegaya in xukuumadda KMG Soomaaliya ay kala noqotay aqoonsigii maamulka Khaatumo sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoobaxay xafiiska R/wasaaraha Dawladda KMG Soomaaliya uuna kusaxiixan yahay Kusimaha R/wasaaraha ahna Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha. Read more…
Muqdisho March 8 (Laaska News) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka qayb galay xuska maalinta haweenka oo ka dhacday Muqdisho hadalna ka jeediyay ayaa mar uu ka hadlay soo dhaweynta Khaatumo waxa hadaladiisa kamid ahaa: Read more…
Laaska News Feb. 9, 2012
Hargeysa – Warka laga helayo Hargeysa ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Somaliland Mr. Axmed Silaanyo uu xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidamada (Mr. Jidhif) iyo Abaanduulaha (Mr. Ibraahim Caydiid- DD) ee Ciidamada Somaliland,uuna umagacabay Taliye iyo Abaanduule Cusub. Read more…
Laaska News Feb. 8, 2012
Hawd (LN) – Waxaa laga soo waramayaa in dagaal uu saaka ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Buuhoodle, meel aan ka fogayn Maygaagle oo dagaalkaas oo u dhaxeeya maleeshiyaad deegaanka ah iyo ciidamada Somaliland. Read more…
Laaska News Jan 27, 2012
.
Wararka nagasoo gaaraya deegaanka Buuhoodle ayaa kusoo waramaya in ciidamada Soomaaliland ay weerarka soo qaadeen dagaalkii shalay dhacay iyagoo ku hubaysan tikniko fara badan,dadka deegaanka reer buuhoodlana ay jilibka u dhigeen ama guul ama geeri,halkaana uu ka dhacay sidaannu horay u sheegnay qasaare lixaadleh oo Read more…
Laaska News Jan 26, 2012
Waxaa lagu soo waramayaa in dagaal ka dhacay galabta deegaan udhaw Buuhoodle.
.
Dagaalkan ayaa la sheegay inuu bilawday qiyaastii 3:oo dii galabnimo kadib markii ciidamada Soomaaliland ay weerar kusoo qaadeen aagga hore ee ay maalmahanba isku hor fadhiyeen ciidan beeleedka Reer Buuhoodle iyo Read more…
Waxaa iskasoo daba dhacaya oo soo baxaya khilaaf siyaasadeed oo guun ah muddo dheerna jiray oo ka qarsoonaa da’ yarta una dhaxeeyey siyaasiyiinta kasoojeeda Sool,Sanaag iyo Cayn. Read more…
Tags: Buuhoodle, ceerigaabo, hargeysa, Khaatumo 2, laascaanood, Maamul Goboleed, Muqdisho, News, POLITICS, PUNTLAND, Sanag, Shirka Taleex, SOMALIA, Somaliland, sool, ssc, Taleex

Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa socdaal kutagay Magaalada Hargeysa shalay oo bishu ahayd 17/1/2012. Read more…
New State of Somalia -” Khaatumo State of Somalia” - (Sool,Sanag,Cayn)
Taleex,Jan.16-(Laaska News) Waxaa lagu soo waramayaa in shir Beeleedkii kasocday magaalada Taleex lagaga dhawaaqay magac uu yeelanayo maamul goboleedkii dhawaan lagu dhawaaqay ee deegaanada SSC. Read more…
Tags: AFRICA, Buuhoodle, Cayn, ceerigaabo, Galmudug, Khatumo State, lasanod, Muqdisho, News, POLITICS, PUNTLAND, Sanag, SOMALIA, Somaliland, sool, ssc

Weerarkii ciidamada soomaaliland ku qaadeen Buuhoodle ayaa lagu soo waramaya inuu ahaa weerar gaadmo ah oo sii qorshaysnaa ayna fududeeyeen ciidamo deegaanka ah oo maamulkaa ka tirsan, maalmo ka horna soo galay magaalada,sida laga helay dad wargaleen ah. Read more…
Tags: Buuhoodle, Dagaalka Buuhoodle, lasanod, Muqdisho, News, political conflict, PUNTLAND, SOMALIA, Somaliland, Soomaaliya, ssc

Wararka nasoo gaaraya ayaa ku waramaya in ciidamada somaliland ay saaka aroortii dagaal Ku qaadeen magaalada Buuhoodle,isla markaana ay gudaha ugaaleen,lagana saaray. Read more…
Tags: Buuhoodle, conflict, dagaal, Dagaalka Buuhoodle, Hargeisa, Muqdisho, News, SOMALIA, Somaliland, ssc, Taleex
“Tawraddan wixii sababay hoos ka akhri iyo waxa la gudboon Somaliland”
Shir Beeleed ka socda magaalada Taleex ee Gobolka Sool oo ay ka qayb galayaan waxgarad,cuqaal,garaado,aqoonyahanno, siyaasiyiin, qurbajoog iyo wax garad kale oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayaa la sheegay inay ergadii shirkaasi ay isla meel dhigeen in maamul Goboleed loo sameeyo deegaanada ay kasoo jeedaan ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn (Buuhoodle). Read more…
Tags: Buuhoodle, hargeysa, Khaatumo 2, laascaanood, Maamul Goboleed, Muqdisho, News, PUNTLAND, Shirka Taleex, SOMALIA, Somaliland, ssc, Taleex
Laaska News May 21,2011
Lasanod (Laaska News)Wafdi ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha ,ayna ka mid yihiin Maxamed Kaahin,Dhancade iyo Xubno kale oo ka socda maamulka Siilaanyo ayaa kusugan magaalada Widh widh sida ay usheegeen Warbaahinta BBC da,iyagoo Read more…
Laaska News May 17,2011
Lasanod (Laaska News) – Warka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in galabta, maqribka hortiisii magaalada Laascaanood ay dabley Read more…
Tags: Ali Geri, Buuhoodle, conflict, Death, dil, Hagar, Human rights, lasanod, law and crime, Muqdisho, political conflict, POLITICS, PUNTLAND, SOCIETY, Somaliland, sool, Soomaaliya, ssc, tribal conflict
Laaska News March 15,2011
Burco (Laaska News) - Wararka laga helayo Magaalada Burco ayaa ku soo waramayaa in Keyse Cabdi Yuusuf oo horay uga tirsanaa SSC inuu shalay Read more…
Laaska News March 11,2011

Kalshaale- Wax garad reer Buuhoodle ah ayaa shalay galinkii dambe booqday Kalshaale iyadoo ujeedadu ay utageen ay ahayd sida la sheegay inay hubiyaan in barkadaha la’aasay Read more…
Tags: Aasida Barkadaha, Buuhoodle, Cayn, conflict, kalshaale, maygaagle, News, Odayaal Reer Buuhoodle oo booqday Kalshaale, political conflict, Somaliland, tribal conflict
Laaska News March 06,2011
London (Laaska News) – Wararka laga helayo magaalada London ayaa ku soo waramayaa in uu mudaharaad ka dhacay aqalka Raysal Wasaaraha hortiisa,dadka mudaharaadaya ayaa sheegay “inay ka soo horjeedaan mucaawinada UK ay siiso Read more…
Tags: AFRICA, Buuhoodle, conflict, Hagoogane, Hargeisa, kalshaale, Las Anod, lasanod, London, maygaagle, Muqdisho, PUNTLAND, Somaliland, Soomaaliya, ssc, tribal conflict
Laaska News March 02,2011.
Hawd- Wararka laga helayo deegaanada Hawdka ayaa sheegaya in shalay galab ay isku soo baxeen dhalinyaro reer Buuhoodle iyo Ciidanka Somaliland ee ku sugan Aaga Kalshaale,waxaana kasoo baxaya warar kala duwan sida ay ragga dhalinyarada ee ka soo jeeda deegaanada Buuhoodle ay ku tageen aaga Baliga Kalshaale. Read more…
Laaska News March 01,2011
Lasanod (Laaska News) – Wararka laga helayo caasimadda Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in galabta uu magaalada ka dhacay mudaharaad ay dhigeen haweenka Laascaanood,mudaharaadkaas ayaa lagu soo waramayaa in uu laba meelood oo magaalada ah uu ka dhacay. Read more…
Tags: Buuhoodle, Haweenka Lasanod, kalshaale, laascaanood, Las Anod, mudaharaad, Muqdisho, SOCIETY, Somaliland, sool, ssc