Archive
Posts Tagged ‘Caawi’
Muqdisho:Haweeneey Naafo ah oo codsatay gargaar
Sunday, January 9, 2011
Comments off
Laaska Newes Sunday, 09 January 2011
Muqdisho (RM) Haweeney Soomali ah oo Gacan iyo Lug ku weyday Duqeymo sanado ka hor ka dhacday suuqa Bakaaraha ayaa ka codsatay shacbiga Soomaliyeed iyo aduunweynaha in ay gargaar degdeg ah la soo gaaraan.