Archive
Taarikh Nololeedkii (AUN) Xildhibaan Bille Maxamuud Yuusuf, Talo Ku Wajahan Beesha Xuseen Talareer,iyo Dawladda Puntland
By:Maxamed Samatar Yuusuf Garabyare
Allah Ha unaxariistee wuxuu marxuum Bille Maxamuud Yuusuf garabyare dhashay 1952dii, wuxuuna ku dhashay magaalada Xaabbo ee Degmada Caluula.
Wuxuu booliska soomaaliya qortay 1975tii.
Waxa uu ka soo shaqeeyay gobolada soomaaliya intooda Read more…
Baargaal:Xildhibaan Puntland Ah Oo Lagu Dilay Duleedka
Laaska News Jan 28, 2012
Wararka laga helayo magaalada Baargaal ayaa kusoo waramaya in shalay galabtii waqti gaaban ay dabley hubaysani ku dileen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bile Maxamuud Yuusuf xilli uu sii galayay magaalada Baargaal meel aan ka fogayn togga Baargaal . Read more…
Raascaseyr State oo lagaga dhawaaqey Bariga Soomaaliya
Laaska News April 20,2011
Maamul ka madax banaan maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland laguna magacaabo Raascaseyr State ayaa lagu dhawaaqay 18kii April 2011 . Read more…
Cabasho Isgaarsiin ka go’an 6 maalmood Cal Bari-Baargaal,Caluula,Qandala & Ufeyn
Boosaaso(Laaska News).October 29,2010.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Caasimadda Ganacsiga ah ee Boosaaso, iyo Qurbo joog ayaa sheegaya in Degmooyin Bariga ah oo ay kamid yihiin Baargaal,Qandala(Baliga),Caluula ,ufeyn iyo meelo kale ay Read more…