Archive
Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud Oo Loo Caleemo Saaray Somalia
Laaska News Sept. 16, 2012
waxaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho munaasabadda caleemosaarka Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud uu kula wareegay xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Read more…
Daawo Calankii Soomaaliya Oo Laga Saarayo London Olympic Games 2012 – VIDEO
Laaska News July 28, 2012

Daawo Calanka Somalia oo la saarayo iyo heestii calanka - Furitaankii Cayaaraha Olympics 2012 . Read more…
Calankii Somalia Oo Maraya Furitaankii Cayaaraha Olombiga 2012 Oo Lagu Dhuftay Muusikadii Astaanta U Ahayd Calanka
Laaska News July 28, 2012
Cayaartooyda Soomaaliya uga qayb galaysa tartanka Olombiga London ee soo gaadhay xafladdii furitaanka ee calankii Soomaaliya ka dhex taagay caalamka waxay keeneen “Guul lama ilaawaan ah” , waxayna abuureen “qiiro wadaniyeed”.

Furitaankoo Cayaaraha,kooxdii Soomaaliya kasocotay oo maraysa fagaaraha ayaa lagu dhuftay muusikadii astaanta u ahayd calanka soomaaliya,waxay ahayd waqti qaali ah oo ay Soomaali badan oo caalamka ku kala nooli ay sugayeen bal inay mar arkaan cayaartooydii kasocotay Soomaaliya oo maraya fagaaraha iyo calankii Soomaaliya. Read more…
Cayaarahii Olombiga 2012 Oo Ka Furmay London
Laaska News July 28,2012

Photo: AFP
London – Cayaarahii adduunka ee Olombiga 2012 ayaa ka furmay magaalada London ee Ingiriiska,waxaana socota xafladda furitaanka. Read more…
Olympic torch arrives in London
Laaska News July 27, 2012
Olympics Opening Ceremony to stun audiences

Torchbearer carries the Olympic Flame on the Torch Relay leg, to Trafalgar Square in London, Britain, 26 July 2012. Photo: EPA
The Opening Ceremony of the 2012 Summer Olympics in London due to kick off on Friday, July 27th, promises to become one the most spectacular in the history of sport. Read more…
AU peacekeeping mission takes over command of Kenyan troops in Somalia
MOGADISHU, July 6 (Xinhua) — The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Friday formally assumes control of the Kenya forces currently fighting militant group of Al-Shabaab, the mission said in a statement received in Mogadishu. Read more…
Japan:Fukushima farmer awarded by FAO
Laaska News Oct. 17,2011
A fruit grower located within the Fukushima nuclear disaster region has won an award by a UN food agency for her contribution to advances in agriculture.
The UN Food and Agriculture Organization recognized 62 year old Satoko Read more…
