Archive

Posts Tagged ‘Ciidanka Xoogga Dalka’

Soomaliya Oo U Dabaal Degtay Sanad-Guuradii 52 aad Ee Aas-Aaska Ciidanka Xoogga Dalka

Monday, April 23, 2012 Comments off

Muqdisho – Waxaa maanta caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu xusayo maalinta Ciidanka X D S ee “12 ka April” looguna dabaal dagayo sanad guuradii 52 aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii la aas-aasay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee 12 kii April 1960 kii. Read more…

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Hambalyo Diiran U Diray Ciidammada XDS, Munaasabadda 12 Ka April

Friday, April 13, 2012 Comments off

Laaska News Apr. 13, 2012

Muqdisho. Apr.12 -Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan sannad guurrada 52-aad ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed u diray Xoogga dalka, isagoo u rajeeyay in ay sannadaha soo socda dib u soo celiyaan awooddii Ciidammada Xoogga dalka. Read more…

Somalia:Ciidanka Xoogga Dalka oo Suuqa Bakaaraha ku wareejiyay Booliiska,Wasiiro,Saraakiil Ciidan & Muuqaalka – SAWIRRO

Wednesday, August 10, 2011 Comments off

Laaska News  August 10,2011
Muqdisho – Daawo Sawirrada Ciidanka Xooga dalka oo ku wareejinaya Suuqa Bakaaraha Boliiska Soomaaliyeed , Wasiiro indho-indhayn ku jira & muuqaalada Suuqa Bakaaraha.

(Bidix) Taliyaha Xoogga,Wasiirka Warfaafinta,Wasiirka Arrimaha Gudaha & Gen. Indho-Cade

Read more…