Archive
War-Murtiyeedkii Shir-Yarihii Qaramada Midoobay Ee Somalia (Communiqué on Secretary-General’s Mini-Summit on Somalia)
Top News – War-murtiyeedkii laga soo saaray shir-yarihii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon uu ku qabtay xaruunta QM ee New York 26 kii September, loogana hadlay arrimaha Soomaaliya, waxaana ka qayb galay dawlado badan oo ay kamid yihiin 5 ta joogtada ah ee Golaha Amaanka, UN ka, Hay’ado iyo Ururo caalami ah iyo kuwa gobolka, waxaa shirkaa Somaaliya uga wakiil ahaa oo ka qayb qaatay PM Dr. Cabdiwali Maxamed Caligaas, sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Hassan Sheikh Mohamud ayaa shirkaa kaga qayb galay khadka maqal iyo muuqaalka ah ee teleconference -ga ah.
.
Maxaase kasoo baxay? kalmado aanan caalamka ku arag kuna maqal muddo labaatan sano ah!!!!!
“We reaffirmed our respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of Somalia and pledged our support to a peaceful, democratic, stable and prosperous Somalia. We recognized that Somalia had entered a new political era and committed to forge a new partnership for peace-building and state-building, which should be based on principles of national ownership, mutual accountability and transparency.”
Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) Ee Somalia- War-murtiyeed – (Eng)
War-murtiyeedkii kasoobaxay shirkii koooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ee Soomaaliya ee lagu qabtay magaalada Rome 2-3 July 2012., kuna qoran afka English – ka.
War halkan buu kudhan yahay hoos ka akhri.

ICG -Rome/Photo:RM. Read more…
Kenya and Somalia agreement – SONNA
Laaska News Nov. 1 ,2011 Somali

Kenya and Somalia agreement
Kenyan and Somali Prime Ministers in Nairobi
Mogadishu 31 October 2011 (SONNA) The governments of Somalia and Kenya agreed the mission of the Kenyan military operation inside Somalia is limited Read more…