Archive
Dastuurkii OO Muqdisho Maanta Lagu Ansaxiyay
Laaska News August 1, 2012

Photo:File
Muqdisho – Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ayaa ayaa maanta xarunta uu shirka ee Iskuulo Boliisiyo ee Magaalada Muqdisho ku ansaxiyay si kumeel gaar ah Dastuurka dalka.Waxaana lagu soo waramayaa in Ergada shirka timid ay tiradoodu ahaayeen 645,waxaana 621 oo Ergada kamid ah ay u codeeyeen haa,13 Ergeyna ay u codeeyeen Maya halka 11 kamid ah Ergada ay ka aamuseen. Read more…
Furitaanka Shirka Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka – SAWIRRO (Part One)
Laaska News July 26, 2012.
Daawo – Suuradaha,waxaad arki doontaa “boodhka” ay haweenku wataan shirka iyo socodka “haldhaaga” ee “guusha”.

Waxaa shalay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirka Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya,waxaana furitaanka shirkaas ka qayb galay madaxda sare ee dawladda Soomaaliya Read more…
Shirkii Ergada Ansaxinta Dastuurka Oo Furmay Maanta (25 Ka Luulyo 2012)
Laaska News July 25, 2012

Muqdisho -Waxaa maanta oo ah 25 kii Luulyo 2012 9:00 kii aroornimo caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirkii Ergada Ansaxinta Dastuurka Dalka Soomaaliya. Read more…
Dastuurka Cusub Ee Somalia Yeelanayso Akhri – (Warkii July 18,2012)
Laaska News July 19, 2012 Warka Dalka (TFG da)

Muqdisho, July 18, 2012 - Qaraalkii ugu dambeeyay ee Dastuurka cusub ee yeelanayso Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagusoo bandhigay shabakadda wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA. Read more…