Archive
Dagaalo Ka Dhacay Duleedka Laascaanood, Iyo Sool Joogto, Deegaanka Buuhoodle – Part One
Laaska News Apr. 1,2012
Waxaa lagu soo waramaya in saaka dagaalo ka qarxeen deegaano aad ugu dhaw Laascaanood kagana beegan dhinaca Koonfurta iyo Sool Joogto oo ka tirsan Buuhoodle . Read more…
Buuhoodle:Somaliland Oo Weerar Ku Qaaday Buuhoodle

Wararka nasoo gaaraya ayaa ku waramaya in ciidamada somaliland ay saaka aroortii dagaal Ku qaadeen magaalada Buuhoodle,isla markaana ay gudaha ugaaleen,lagana saaray. Read more…
Dagaal Kasoconaya Galabta Deegaan Udhaw Tuulada Bulacle,G.Galgaduud
Waxaa lagu soo waramaya in dagaal uu kasoconayo deegaan u dhaw tuulada Bulacle ee ka tirsan Degmada Dhuusamareeb. Read more…
Ceerigaabo:Dagaal Sababay Dhimasho Saddex qof Ah, 11 Dhaawac
Laaska News Nov. 7 ,2011
“Weerarka oo la sheegay inuu ku wajahnaa Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xuseen Abtiile “Xiirane”(Dhulbahante Ceerigaabo”
Ceerigaabo – Wararka laga helayo Magaalada Ceerigaabo ayaa ku waramaya in xiisad ay todobaadkan ka bilaabantay magaalada Ceerigaabo kadib markii dhawaan la dilay taliyihii Saldhigga Fiqi fuliye (ka fiiri: halkan),kadibna uu kadhashay isku dhac laba beelood oo halkaa wada daga, kana soo kala jeeda Dhulbahante iyo Isaaq kadibna uu maamulka Somaliland uu usoo diray wafdi ay ku jiraan Mas’uuliyiin kasoo kala jeeda labada Beelood. Read more…
Somalia: Dagaal ka dhacay Dhuusamareeb & Rasaas laga maqlayo
Laaska News Oct. 3,2011
Waxaa lagu soo waramayaa in uu maanta Dagaal ka dhacay magaalada Dhuusamareeb sida ay ku warantay BBC du. Read more…
Somalia:Dagaal ka dhacay Deegaan ka tirsan Garbaharey
Laaska News Sept. 28,2011
Tuulo ku dhaw magaalada Garbaharey ayaa Dagaal culus ku dhex maray ciidamada dawladda iyo kuwo xarakada Al shabaab. Read more…
Somalia:Dagaal ka dhacay Ceel Waaq
Laaska News Sept. 11,2011
Dagaal ku dhacay Ceel Waaq, Xarakada Alshabaab oo la wareegtay & Qasaarihii ka dhashay + Wakaaladaha Wararka.
Wararka laga helayo magaalada Ceelwaaq ayaa ku soo waramaya in dagaal uu ka dhacay Magaalada Ceelwaaq ee ku taal xuduuda Soomaaliya la leedahay Read more…
Somalia Dagaalo ka dhacay Konfurta Mudug oo Keenay Dhimasho iyo Dhaawac
Laaska News July 3,2011
Wararka laga helayo Mudug ayaa kusoo waramaya in dagaal dad badani ay ku dhinteen uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Dhagtuure ,layskuna adeegsaday gaadiidka dagaalka. Read more…
Somalia:Qarax miino oo dad ay ku geeriyoodeen oo Mudug ka dhacay
Laaska News April 16,2011
3-ruux oo uu ku jiro Iskuduwihii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta ee Maamul Gobolleedka Puntland ayaa ku geeriyooday 2 kalena waa ay ku Read more…
Sool:Dagaal ka dhacay aaga Gambadhe Maanta & Is eedynta Somaliland iyo Puntland
Laaska News March 07,2011
Lasanod (Laaska News) – Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in galinkii dambe ee maanta uu dagaal ka dhacay deegaanka Gambadhe. Read more…