Archive
Posts Tagged ‘Dagaalka Gaalkacyo’
Somalia:Dhaawacyadii dagaalki Gaalkacyo Oo Muqdisho Lageeyay
Tuesday, September 6, 2011
Comments off
Laaska News Sept. 6,2011
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho si loogu daaweeyo isbitaallada waaweyn ee magaalada. Read more…
Somalia:Dagaalada Gaalkacyo Oo Xabad Joojin Laga Gaaray
Tuesday, September 6, 2011
Comments off
Somalia:Islaan Bashiir Islaan Cabdillle oo baaq ka soo saaray xaaladaha Gaalkacyo
Monday, September 5, 2011
Comments off
Laaska News Sept. 5,2011 BAAQ NABADEED
Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ka mid ah isimada loogu xurmada badan yahay gobolada Puntland ayaa maanta soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan xaaladda magaalada Gaalkacyo.
Somalia: Puntland waa inay ka saartaa Ciidanka Deegaanka Leylkase ee Dagaalku ka dhacay intaanay miyiga gaarin
Sunday, September 4, 2011
Comments off
Laaska News Sept. 4,2011 PUNTLAND KAJOOG

