Archive
UN Envoy Lakhdar tells UN Council Syria Conflict Worsening
Laaska News Sept. 25, 2012
Ergayga Qaramada Midoobay & Jaamacadda Carabta u qaabilsan Suuriya oo warbixintii u horraysay ugudbiyay golaha Amniga ee Jamciyadda Quruumaha ka dhaxaysa Isniintii ayaa sheegay in xaaladda Suuriya ay kasii darayso oo dagaalka sokeeye ee Suuriya uu sii xumaanayo,dalkana ay kusii kordhayso dhibaato xagga cuntoda ah (dalka oo ay kasii yaraanayso cuntada) sida waxaa laga sheegay kulan albaabadu uxidhan yihiin oo ay xubnaha goluhu la yeesheen. Read more…
Suuriya Oo Sheegtay “Falaagada oo Laga Saaray Xalab”
Laaska News August 22, 2012
Dagaal xooggan oo qaatay laba maalmood ayay ciidamada Suuriya kaga saareen falaagada laba degmo oo ay degaan ama leeyihiin kirishtaanku oo ku yaal caasimadda waqooyiga dalka ee Xalab.
.
Marka loo eego sida ay ku warantay Wakaaladda wararka oo ay leedahay Suuriya ee Al-An tobonaan falaagada ah ayaa lagu dilay Talaadadadii degmooyinka Djeida iyo Tilal. Read more…
Suuriya- Ciidamada Oo Furtay Wariyayaal Afduub Loo Haystay
Laaska News August 16, 2012
Ciidamada Dawladda Suuriya Waxay furteen saddex wariye oo ka tirsanaa TV ga Al Ikhbaariya kuwaas oo Jimcihii lasoo dhaafay laga qabsaday meel kabaxsan Dimishiq,ayna qabsadeen falaago katirsan ciidanka Xorraynta Suuriya. Read more…
Suuriya – Ciidamada Oo La Wareegay Bartamaha Xalab
Laaska News
Ciidamada Dawladda Suuriya ayaa galay badhtamaha Xalab,taasoo ah magaalada ugu weyn ahna xarunta ganacsi ee waddanka.
Waxayna ciidamadu ay hadda ku hayaan aagaa hawlgalo sifayn ah ah oo laga saarayo wixii ku hadhsan ama loogu soo celinayo kala dambayntii, Read more…
Suuriya Oo Sheegtay Qabashada Saraakiil Malatari oo Shisheeye
Laaska News August 7, 2012
Suuriya waxay sheegtay in ciidamadeeda ka dagaalamaya ama dagaalka iyo weerarka ku haya qaybaha ay falaagadu ka haystaan caasimadeeda ganacsiga ee Xalab ay ku qabteen saraakaal malatari oo dhawr ah kana soo jeeda am u dhashay Sacuudiga iyo Turkiga. Read more…
Faransiiska Oo Dalbaday In Golaha Amnigu uu Kulan Ka yeesho Suuriya
Laaska News July 30, 2012
Waxaa dagaal faraha lagaga gubtay uu kasocda dalka suuriya.Faransiiska ayaa ku baaqay in Golaha Amnigu uu isugu yimaado fadhi degdeg ah oo heer Wasiiro ah. Read more…
Xadka Suuriya-Turki Oo Ku Dhaw Goob Dagaal
Laaska News July 23, 2012
Sida ay ku warameen warbaahinta Turkiga,Turkigu wuxuu u dhaqaajiyay xadkiisa uu la leeyahay Suuriya 5 kale oo sawaariikhda batariga ee Lidka diyaaradaha.
.
Warbaahinta Suuriya waxay sheegtay in ciidamada Suuriya ay helicopter qoryuhu ka dhacaan ee dagaalka ay u adeegsadeen qiyaastii 150 qof oo ay ku sheegeen inay ahaayeen dagaalyahanno qaacido ah oo isku dayay inay usoo gudbaan dhulka Suuriya kana yimid xagga Turki. Read more…
Suuriya – Ciidamada Suuriya Oo Qaaday Weerar
Laaska News July 22,2012
Ciidamada Suuriya oo ay taageerayaan diyaaradaha dagaalka ee Helicopter ka ah iyo baabuurta gaashaanaam ayaa lagu soo waramayaa inay horumar kasamaynayaan dagaalka ay kula jiraan falaagada oo ayna dhul dib uga qabsadeen qaybo magaalada Dimishiq ah iyo magaalada labaad ee dalka ee Xalab. Read more…
Wasiirada A Dibadda Ee Jaamacadda Carabta Oo Ku Kulmaya Qadar Kana Hadlaya Suuriya
Laaska News July 22, 2012 ( Somali- English)
League of Arab States foreign ministers to meet in Doha to discuss Syria
Wasiirada Arrimaha dibadda ee dalalka ku jira ururka Jaamacadda Carabta ayaa maanta shir degdeg ah ku yeelanaya magaalada Doxa ee dalka Qadar ,shirkaas oo ay kaga wada hadlayaan xaaladda Suuriya. Read more…