Archive
Posts Tagged ‘dastuurka PL’
Kulan looga hadlayay dhaqan gelinta Dastuurka cusub ee Puntland oo maanta ka dhacay Garowe
Sunday, November 28, 2010
Comments off
Laaska News.Mqdisho.
Kulan looga hadlayay sidii shacabka loogu bandhigi lahaa aragtidoodana ay uga dhiiban lahaayeen Dastuurka cusub ee uu dhawaan ansixiyay Barlamanka maamul goboleedka Puntlanad ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland.
Kulankaasi oo ka dhacay xarunta Jaamacada Garowe ayaa waxaa ka qeybgalay Hey’adaha Caalamiga ah, Read more…