Archive
Shirkii Golaha Qaran Ee Dastuurka Oo Dhamaaday (August 2,2012)
Laaska News Aug.3 1,2012

Muqdisho - Shirkii Golaha qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ee kasocday xaruunta shirka ee dugsiga Booliska (Iskoolo Boliisiya) ee Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,ayaa lasoo gabagabeeyay shalay, shirkaas oo socday 25 July – 2 August,2012. Read more…
Dastuurkii OO Muqdisho Maanta Lagu Ansaxiyay
Laaska News August 1, 2012

Photo:File
Muqdisho – Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ayaa ayaa maanta xarunta uu shirka ee Iskuulo Boliisiyo ee Magaalada Muqdisho ku ansaxiyay si kumeel gaar ah Dastuurka dalka.Waxaana lagu soo waramayaa in Ergada shirka timid ay tiradoodu ahaayeen 645,waxaana 621 oo Ergada kamid ah ay u codeeyeen haa,13 Ergeyna ay u codeeyeen Maya halka 11 kamid ah Ergada ay ka aamuseen. Read more…
Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka Oo Soo Gabagabeeyay Doodo Ay Ka Yeesheen Qodobada Qaarkood
Laaska News Aug. 1,2012
Muqdisho – Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay doodo ay ka yeesheen qodobada dastuurka qaarkood muddo saddex cisho ah.Waxaa lagu soo waramaya in 10 guddi oo loo qaybiyay ergada ansaxinaysa dastuurka oo muddo 3 cisho ah ka doodayay 10 qaybood oo ku jira dastuurka ay soo gabagabeeyeen 31/7/2012. Guddi walbaana aragtida uu kaqabo(diidis,wax kabadalid, ku raacisba ama soo jeedin) uu usoo bandhigay ergada kale. Read more…
Furitaanka Shirka Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka – SAWIRRO (Part One)
Laaska News July 26, 2012.
Daawo – Suuradaha,waxaad arki doontaa “boodhka” ay haweenku wataan shirka iyo socodka “haldhaaga” ee “guusha”.

Waxaa shalay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirka Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya,waxaana furitaanka shirkaas ka qayb galay madaxda sare ee dawladda Soomaaliya Read more…
Shirkii Ergada Ansaxinta Dastuurka Oo Furmay Maanta (25 Ka Luulyo 2012)
Laaska News July 25, 2012

Muqdisho -Waxaa maanta oo ah 25 kii Luulyo 2012 9:00 kii aroornimo caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirkii Ergada Ansaxinta Dastuurka Dalka Soomaaliya. Read more…
Somalia- PM Gaas,Ergay Mahiga Oo Kulan Laqaatay Odayaasha Dhaqanka – SAWIRRO
Laaska News July 25, 2012

Muqdisho Jul.24.2012 – Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali-gaas oo ay waheliyaan xubno wasiirada kamid ah, Ergay Mahiga iyo xubno kasocda beesha caalamka ayaa maanta kulan laqaatay odayaasha dhaqanka kulankaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo dadajin lahaa “liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda”. Read more…
Shirka Ansaxinta Dastuurka Oo Furmaya 25 Ka July 2012
Laaska News July 24, 2012
Muqdisho, Jul.23 – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa sheegay in uu ku raja weyn yahay in shirka ansaxinta dastuurka uu furmayo 25 ka bishan. Read more…
Dastuurka Cusub Ee Somalia Yeelanayso Akhri – (Warkii July 18,2012)
Laaska News July 19, 2012 Warka Dalka (TFG da)

Muqdisho, July 18, 2012 - Qaraalkii ugu dambeeyay ee Dastuurka cusub ee yeelanayso Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagusoo bandhigay shabakadda wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA. Read more…