Archive
Somalia – Xildhibaan Lagu Dilay Muqdisho Caawa (Sept.22, 2012)
Laaska News Sept. 22, 2012
Magaalada Muqdisho wararka ka imanaya ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ay dabley hubaysan ay ku toogteen fiidkii hore ee caawa (waqtigii salaadda). Read more…
Ceerigaabo:Shiine Yaasiin Xiin-finiin,Taliyihii Saldhigga Fiqi-Fuliye oo ladilay iyo iskudhac ka dhacay Ceerigaabo
Laaska News Nov. 2 ,2011
Wararka ay warbaahintu ka helayso Ceerigaabo ayaa kusoo waramaya in Caawa la dilay Taliyihii Saldhigga Booliska ee Degmada Fiqi- Fuliye oo Ceerigaabo kaga beegan dhanka Koonfureed. Read more…
Laascaanood:Gudoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sool oo Dabley Ku Toogteen habeen hore ayaa la’aasay shaley
Laaska News Oct. 8,2011
Lasanod -Warka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in Koox dabley hubaysan ah oo aan haybtooda la xaqiijin ay habeen hore toogosho ugu geysteen Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Read more…
Somalia: Xildhibaan lagu dilay Gaalkacyo
Laaska News Sept. 20,2011 Warka TFG da
Somalia:Deg Deg – Dil ka dhacay Gaalkacyo
Laaska News June 25,2011
Waxaa hadda lagu soo waramay in dabley hubaysai ay ku toogteen caawa magaalada Gaalkacyo dambi baare lagu magacaabo C/salaan kana tirsanaa Booliska Gaalkacyo, sidaana Read more…
Somalia:Dableey dad ku dishay Boosaaso
Laaska News June 20,2011
Laba ruux ayaa ku geeriyootay Sadex kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii koox kubeysan ay rasaan ku fureen goob maqaayad ah oo ku taala magaalada Boosaaso.Sida uu soo sheegay Wariyeheenna magaalada Gaalkacyo C/risaaq Maxameed Axmed, Dabley ayaa Read more…
Somalia:Maleeshiyaad Ilmo yar ku dilay deegaan hoos yimaada Gaalkacyo
Laaska News June 16,2011
Maleeshiyaad hubeeysan ayaa saaka dad xoolo dhaqato ah ku dilay deegaan ka tirsan Gobolka Mudug.
Maleeshiyaadkan ayaa la sheegay in deegaanka lagu raftay oo Read more…
Somalia:Laba Nin oo lagu dilay Magaalada Laascaanood – BEESHA
Laaska News May 17,2011
Lasanod (Laaska News) – Warka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in galabta, maqribka hortiisii magaalada Laascaanood ay dabley Read more…
Somalia:Laascaanood – Sarkaal katirsan Ciidanka Boliska ee Gobolka Sool iyo laba qof oo kele oo la dhaawacay-Beelahooda
Laaska News April 30,2011
Lasanod-(Laaska News) Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska ee Gobolka Sool ee (Maamulka Somaliland) laguna magacaabo Jaamac Muuse Cawad ay dabley hubeysani ku toogteen xalay (maqribkii) badhtamaha magaalada Read more…
Somalia:Dad lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo
Laaska News April 26,2011
Nin hubeysan ayaa barqanimadii maanta bartamaha magaalada Galkacyo toogasho ku dilay laba ruux oo rayid ah, iyadoo dhinaca kale maanta magaalada gaalkacyo ay soo gaareen Mas’uuliyiin uu Madaxweynaha muumulka puntland u magacaabay magaalada Galkacyo. Read more…
