Archive
Ra’iisal Wasaare Prof Cabdiwali Oo Kasoo Noqday Gaalkacyo
Muqdisho. Mar. 28 (Laaska News) Raiisal wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali-gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Read more…
Soomaaliya – Madaxweynihii Hore Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Oo Lagu Aasay Gaalkacyo
Muqdisho .March 25 (Laaska News)-Wararka nagasoo gaaraya magaalooyinka Gaalkacyo iyo Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynihii hore ee Dawladda KMG Soomaaliya Col. Read more…
Somalia: Dil Ka dhacay Gaalkacyo
Laaska News Oct. 30,2011
Agencies – Waxaa lagu soo waramaya in laba qof waqti dhaw lagu dilay magaalada Gaalkacyo.
Labada qof midkood ayaa la sheegay in uu Agaasime kuxigeen ka ahaa hay’adda Cilmi baarista PDRS ee Puntland laguna magacaabo Cabdulqaadir yaasiin Xasan.
VOA.
Somalia:Warka TFG da
Laaska News Oct. 14,2011

R/wasaare C/weli Oo Si Kulul U Cambaareeyay Falkii Lagu Dhaawacay Xildhibaan Caananuug
Wasiirka Gaashaandhigga Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtay
Xukuumadda Oo Cambaareysay Afduubkii Loo Geystay Shaqaalaha Gargaarka
Markabkii Ugu Horeeyey Oo Lubnaan Xoolo Uga Qaada Dalka Oo Dekedda Boosaaso Ka Ambabaxay
Wafdi Ka Socda Xukuumadda Oo Gaalkacyo Gaaray Read more…
Somalia:Khudbaddii Madaxweyne Shariif ujeediyay Ardayda Heshay Deeqda Waxbarasho ee Turkiga & Wareysi (Wasiirka Ganacsiga ,Hadraawi) & Warar kale
Somalia: Xildhibaan lagu dilay Gaalkacyo
Laaska News Sept. 20,2011 Warka TFG da
Somalia:Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Hawlo Nabadeyn Ah U Tagay Puntland
Laaska News Sept. 18,2011
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u tagay deegaanada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland dhamaystirka dadaalada Nabadda Read more…
Somalia:Dhaawacyadii dagaalki Gaalkacyo Oo Muqdisho Lageeyay
Laaska News Sept. 6,2011
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho si loogu daaweeyo isbitaallada waaweyn ee magaalada. Read more…
Somalia:Dagaalada Gaalkacyo Oo Xabad Joojin Laga Gaaray
Somalia:Islaan Bashiir Islaan Cabdillle oo baaq ka soo saaray xaaladaha Gaalkacyo
Laaska News Sept. 5,2011 BAAQ NABADEED
Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ka mid ah isimada loogu xurmada badan yahay gobolada Puntland ayaa maanta soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan xaaladda magaalada Gaalkacyo.





