Archive
Galinsoor Oo Laga Dhigay Degmo
Laaska News July 27, 2012
Waxaa xukuumadda Soomaaliya ka dhigtay magaalada Galinsoor oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, degmo Buuxda sida lagu sheegay wareegto kasoobaxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya iyo wareegto faafin ah oo kasoobaxday Wasaaradda Arrimaha Gudahakadibna lagu baahiyay warbaahinta qaranka. Read more…
Somalia:Rebels in Somalia briefly take over key central town
Laaska news Nov. 25,2011
MOGADISHU, Nov. 25 (Xinhua) — Somali rebel militants Al- Shabaab on Friday briefly seized a strategic town in the central of war-wrecked horn of Africa nation before they were pushed back by pro-government militia controlling the area, an official and residents said. Read more…
Somalia:Ciidamada Itoobiya ah oo lasheegay inay Soo galeen
Laaska news Nov.20,2011
Warka laga helayo deegaano kala duwan oo Soomaaliya ah ayaa kusoo waramaya in ciidamo itoobiyaan ah oo wata gawaarida gaashaamaan iyo kuwa xamuulka ay shalay kasoo galeen dhawr meelood oo katirsan gobalada Dhexe ee Soomaaliya. Read more…
Somalia:Cisbitalka Cabudwaaq oo la dhigay carruur uu soo ritay Shubanbiyoodka & Codsi Gargaar Dawo
Laaska News August 4,2011 Baaq – Gargaar Dawo
In ka badan 10 ruux oo la ildaran cudurka shuban biyoodka ayaa lagu soo waramayaa in Afar iyo Labaatankii saac ee la soo dhaafay la dhigay cisbitaalka guud ee dagmada Cabuud waaq ee Gobolka Galgaduud.
Mid ka mid ah dhaqaatiirta ka howl gasha cisbitaalka guud ee Dagmada Cabud waaq ayaa Radio Muqdisho u sheegay in cudurrada ugu badan ee la soo gaarsiiyo Cisbitaalka ay yihiin Read more…
Somalia:Kulan looga soo horjeeday iscasilaada R/wasaare Farmaajo oo Galgaduud ka dhacay
Laaska News June 9,2011
Kulan looga soo horjeeday iscasilaada R/wasaare Farmaajo ayaa maanta ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud. Read more…
Dagaalo Kadhacay Deegaanka Guraceel.
Guraceel (Laaska News).Nov.20,2010.
Waxaa lagu soo waramayaa in dagaal culus ay ka dhaceen deegaano ka tirsan Guraceel oo ay ku dagaalameen xoogaga kala ah Ehlu sunna iyo Ashabaab. Read more…