Archive
Madaxweyne Shariif Oo Si-diiran Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho,Kana Warbixiyay Shirkii Nayroobi (August 5, 2012)
Laaska News August 6, 2012
Muqdisho – Wararka ka imanaya caasimadda dalka ayaa kusoowaramaya in Madaxweynaha Soomaaliya Md Sheekh Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo ay maanta kasoo dageen garoonka Adan Cadde ee Magaalada Muqdisho, halkaana sii diiran loogu soo dhaweeyay.
.
Madaxweynaha ayaa kasoo laabtay socdaal shaqo oo uu kutagay magaalada Nayroobi,kagana soo qayb galay shir ay yeesheen saxiixayaasha Roadmapka iyo wafdi kasocday dalka maraykanka oo ay hogaaminaysay Wasiiraddda Arrimaha Dibadda ee Kilinton. Read more…
Shaqaale “Hay’ad Samafal” Oo La Afduubay,Maxaa Laga Sheegay?
Laaska News July 12, 2012
Wararka ka imanaya deegaanada Puntland ayaa kusoo waramaya in 3 qof oo u shaqaynayay hay’ad samafal laga afduubay deegaan ka tirsan degmada Gaalkacyo ee Puntland shalay galinkii dambe. Read more…
Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya -”Madaxweynaha Jamhuuriyadda” Oo Dubai Kula Kulmay “Madaxweynaha Maamulka Somaliland”
Laaska News June 28, 2012
Warkii Dalka ee Radio Muqdisho (RM) Cadka Jamhuuriyadda Soomaaliya

Photo:RM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Axmed Maxamuud Siilaanyo. Read more…
Somalia makes steps towards unitary government
by David Musyoka and Njoroge Kaburo
NAIROBI, June 22 (Xinhua) — Restoration of functioning elected government in Somalia came closer to reality on Friday when various factions signed a draft constitution that will be approved by a Constituent Assembly in July and form the basis of the new elected government when a new president is elected. Read more…
Warmurtiyeedka Saxiixayaasha Roadmap-ka Ee Shirkii Nairobi 20-22 June 2012
Shir ay saxiixayaasha roadmapka ku yeesheen magaalada Nayroobi 20 – 22 ka June 2012 ayay si wadajir ah waxay uga soosaareen warmurtiyeed sida lagu sheegay warbaahinta qaranka wauxuuna u qornaa sidatan. Read more…
Shirkii Saxiixayaasha Road-mapka Oo Ka furmay Kenya
Shir ay leeyihiin Saxiixayaasha Road-mapka ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kaas oo looga hadlayo waxyaabihii ka qabsoomay Road-Mapka iyo sidii loo dardargalin lahaa waxyaabaha dhiman. Read more…
Soomaali Wali Isma Baran Haddii Reer Guuraaga Oo Maqan Dastuur Layska Ansaxinayo!!!!!!!!
Waxaa arrin la yaable ah dalka waxaa kajira xukuumad iyo Baarlamaan,shaqadii ay iyagu lahaayeen haddii ay tahay dal iyo dibad waxaa shaqadoodii ku haysta oo garab socda oo kagaba horreeya waddamo kale,hay’ado,iyo qaar maamulada kamid ah,kooxo iyo shakhsiyaad.
.
Sida la wada ogsoon yahay xukuumadda Soomaaliya waxaa la gu dhisay hab beeleed lagu magacaabay 4.5 ka. Read more…
Ra’iisul wasaare Cabdi Weli – “waan soo dhaweynayaa in Soomaaliland aan wada hadalno”
Laaska News Feb. 24, 2012 WARKA TFG da
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo baaqkii ka soo baxay shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee arrimaha Soomaaliya looga hadlayay, kaasi oo ku aadanaa in Soomaaliland ay ka wada hadlaan ayahooda, isagoo dhanka kale sheegay in uu guuleystay shirkii London. Read more…
Dawladda Soomaaliya Tafsiir Haka Bixiso Qodobada Shirka London
Laaska News Feb. 24, 2012
Waxaa wax wax lala yaabo ah in umadda Soomaaliyeed ay ku jirto jaah wareer ay ku rideen kuwo siyaasiyiinta u ah iyo warbaahinta oo ba kadaran,waxaa kale oo kasii daran in shirka London ee 26 ka qodob kasoo baxeen ee maalinta ku dhamaaday uu noqonayo kii Soomaali indhaha u furi lahaa oo ay ku fahmi lahaayeen waxyaalo badan oo umadda Soomaaliyeed ka qarsoonaa. Read more…
Shirka London Oo Lasoo Gabagabeeyay – Qodabadii
Shirka London oo soo xirmay iyo bayaan (War murtiyeed) kii kasoo baxay oo ku qoran afka Ingiriiska. Read more…