Archive
Madaxweyne Shariif Oo Furay Maxjarka Xoolaha Ee Jazeera – SAWIRRO
Laaska News July 29, 2012
Warka Dalka (Warka TFG da)

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta oo ah 28 /7/2012 xariggaa ka jaray maxjarka xoolaha ee Jasiira , kuna yaala duleedka magaalada Muqdisho ee Gobolka Shabeelada Hoose. Read more…
Turkish Airlines Oo Duulimaadkii U Horreeyay Ku Tagtay Muqdisho
Muqdisho,Mar. 06 – Waxaa lagusoo waramayaa in diyaarad ay leedahay shirkadda dayuuradaha ee Turkish Airlines ay saaka goor hore caga dhigatay Gagida diyaaradaha caalamiga ah ee Adan Cadde International Airport – Mogadishu. Read more…
South Africa:Ganacsato Soomaali ah oo boob loogu geestay South Africa.
Laaska News May 12,2011
Fiidninimadii xalay ayaa kooxo burcad Kofur Afrikaan ah waxa ay boob u geysteen illa 50 dukaan oo ay lahaayeen ganacsato Soomaali ah oo ku yaalay magaalada Porta Elthebet ee dalka Koofur Africa. Read more…
Ganacsade Soomaaliyeed oo maanta dabley ku toogatay Keenya
Kenya(Laaska News).
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ayaa sheegaya ina saaka niman hubaysan ay ku dileen Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi,Ganacsade Soomaaliyeed,waxaana falkaas gaystay 3 nin oo Kenyaati ah. Read more…