Archive
Tacsi- (Col. Nadalo) Oo Lasheegay in Lagu Dilay Habeen Hore Garowe
“Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun”.
Waxaa lagu soo waramaya in ninka habeen hore lagu dilay Garowe ee warbaahintu ku sheegtay magaciisa Cabdulaahi saalax Maxamed,sidoo kalana la sheegay inuu ahaa ama ahaan jiray taliye Kuxigeen Bolis uu ninkaasi yahay “Col. Nadalo”.
.
Sidoo kalaana laga sheegay BBC da iyo Maamulka Puntland na uu xaqiijiyay geeridiisa,laguna waramay in dabley hubaysan ay toogteen. Read more…
Shirweynihii Labaad Ee Dastuurka Qaranka Soomaaliya Xaggee Marayaa?
Laaska News Feb. 17, 2012 (INDHAHA FUR)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xaruunta maamul Goboleedka Puntland ee uu kasocdo shirweynihii 2aad ee Dastuurka Qaranka Soomaaliya iyo nidaamka dawladeed ee Soomaaliya yeelanayso ayaa waxa uu kusoo waramayaa in shirku uu marayo meeshii ugu darnayd,uguna muhiimsanayd marka loo eego masiirka qaranka Soomaaliya Read more…
Shirka Wadatashiga Garowe2 Oo Furmay
Garowe – Waxaa galabta magaalada Garowe ee xarunta maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ka furmay Shirka wadatashiga wajigiisa 2aad ee Garowe.. Read more…
Shirka Garowe2 Oo Furmaya 15/2/2012
Garowe – Wararka laga helayo Garowe ayaa kusoo waramaya in shirkii Garoowe qaybtiisa labaad uu ka furmayo magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Read more…
R/Wasaaraha Soomaaliya Oo Socdaal Ku tagey Boosaaso
Laaska news Dec. 28, 2011
Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tagay magaalada boosaaso ee Gobolka Bari ee Maamulka Puntland.
.
Ra’isal Wasaaraha oo socdaalkiisan ay ku waheliyaan wasiiro iyo xildhibaano katirsan xukuumadda TFG da iyo sidoo kale Read more…
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA Sida Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Garoowe – SAWIRRO
Laaska news Dec. 20, 2011 Q. 2aad
Socdaalkii MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA ee Garoowe iyo Sida Loogu Soo Dhaweeyey – SAWIRRO
Laaska news Dec. 20, 2011 Q.1aad.
Garowe – Halkaan Waxaa laydinkugu soo gudbiyay sawirro muujinaya sida magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Read more…
Somalia:Wakiilka gaarka ah ee USA oo Booqasho ku yimid Puntland
Laaska news Nov.19,2011

Puntland State of Somalia Read more…
Somalia:Madaxweyne Shariif Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday Q/Midoobay
Laaska News Oct. 15,2011

Madaxweynaha, R/wasaaraha iyo guddoomiyaha Baarlamnka Soomaaliya ayaa maanta siyaabo gooni gooni ah xafiisyadooda ugu qaabilay wafdi ka socday Q/ Midoobay oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Read more…
Somalia: Xildhibaan lagu dilay Gaalkacyo
Laaska News Sept. 20,2011 Warka TFG da

