Archive
Somalia – Dastuur Cusub Oo Ergooyin U Ansaxiyeen Puntland
Laaska News Apr. 18, 2012

Garowe – Apr.18.Wararka ka imanaya magaalada xarunta u ah Puntland ee Garowe ayaa ku waramaya in maanta lagu ansixiyay dastuur cusub oo uu yeelanayo Maamulka Puntland,kadib markii ergooyin laga soo xulay Read more…
Go’aamadii Kasoo Baxay Shirkii Garoowe2 Oo Ay Madaxdu Saxiixday – WARSAXAAFADEED
Laaska News Feb. 18, 2012 Warka TFG da

Garowe February 18, 2012—–Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ayaa caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyada oo lagu gaaray heshiis buuxa oo ku aadan Nidaamka dalka lagu dhaqayo, Nooca Baarlamaan ee uu yeelanayo iyo weliba hirgelinta Mabaadii’dii Garowe. Read more…
Shirka Wadatashiga Garowe2 Oo Furmay
Garowe – Waxaa galabta magaalada Garowe ee xarunta maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ka furmay Shirka wadatashiga wajigiisa 2aad ee Garowe.. Read more…
Shirka Garowe2 Oo Furmaya 15/2/2012
Garowe – Wararka laga helayo Garowe ayaa kusoo waramaya in shirkii Garoowe qaybtiisa labaad uu ka furmayo magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Read more…
Baargaal:Xildhibaan Puntland Ah Oo Lagu Dilay Duleedka
Laaska News Jan 28, 2012
Wararka laga helayo magaalada Baargaal ayaa kusoo waramaya in shalay galabtii waqti gaaban ay dabley hubaysani ku dileen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bile Maxamuud Yuusuf xilli uu sii galayay magaalada Baargaal meel aan ka fogayn togga Baargaal . Read more…
Somalia:Shirka Wadatashiga Oo Soo Dhamaaday,Lagana Heshiiyay Ismari Waagii Qaybsiga Baarlamaanka
Laaska news Dec. 24, 2011
Garowe – Shirka wadatashiga wajigiisa labaad ee ka socday magaalada Garowe,Caasimadda Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee socday mudadii udhaxaysay 21-24 bishan ayaa lasoo gabagabeeyay maanta. Read more…
Shirka Wadatashiga Oo Laysku Mari Waayay Qaybsiga Baarlamaanka
Laaska news Dec. 24, 2011

Waxaa lagusoo waramayaa in shirkii wadatashiga wajigiisa labaad ee kasocday magaalada garoowe ee xurunta maamul goboleedka Puntland ee socday 3 da maalmood laguna waday in lasoo gabagabeeyo jimcaha 23/12/2011 uu dib udhacay kadib markii qaybihii ka qayb galayay shirkaasi ay xal u waayeen in ay isku af gartaan,iskuna mari waayay qodob kamid ah qodabadii ajandayaasha u ahaa,taasina keentay in ay dib uga dhacdo waqtigii loogu talagalay in shirku kusoo xirmo si wada jir ahna ay ugu dhawaaqaan madaxda ka qayb galayaashaas.
Shirka Wadatashiga Garowe Oo Galay Maalintii labaad Iyo Wararka Ka Soobaxaya
Laaska news Dec. 22, 2011 Qoddobada laysla Meel Dhigay

Garowe – Waxaa lagu soo waramaya in shirka wadatashiga Arrimaha Dastuurka ee ka soconaya magaalada Garowe uu galay maalintiisii labaad.
Waxaana lagu soo waramaya in ergadii laga qabtay laba guddi.
Shaqada guddiyadan ayaa la tilmaamay inay kala yihiin Guddi xagga Arrimaha Dastuurka,sida loo hirgalinayo iyo mid ka hadli doona habka loo dhimayo xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya. Read more…