Archive
Hargeysa – Mr.Siilaanyo Oo Isbadel Ku Sameeyay Xukuumadda SL
Hargeysa - (Laas)-Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 ka Maarso 2012, waxa uu xil kaqaadis,kalabadal iyo magacaabid kusameeyay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, & Madax Hay’adeed,sidoo kalana wuxuu magacaabay xilalal cusub. Read more…
Somalia:Golaha Wasiirada Oo Kulan Yeeshay – War-Saxaadafeed
Laaska News Feb. 9, 2012
War-Saxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada
Muqdisho, February 7, 2012—–Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin Read more…
Somalia:Golaha Wasiirada oo Ku Dhawaaqay Waqtiga & Cidda Ka qeyb galaysa Shirka Wadatashiga – DHAGEYSO
Somalia:Golaha Wasiirada oo shir xasaasi ah yeeshay. WAR-SAXAAFADED.
Laaska News June 16,2011
War-Saxaafadeed
Muqdisho, Khamiis, 16 June 2011 – Shir ay yeesheen golaha wasiirada oo uu shir-guddoominayeyRa’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Read more…
Somalia:Xukuumadda oo dhalleeceysay falkii argagixiso ee ka dhacay Magaalada Gaalkacyo (War Saxaafadeed)
Laaska News April 23,2011.
(Muqdisho, April21,2011) Dowladda Fadaraalka ah ee Soomaaliaya waxay si adag udhalleecaynaysaa falkii argagixisada ahaa ee 16kii bishan Abril ka dhacay magaalada Gaalkacyo,qaraxaas oo loo adeegsaday baabuur isla markaana lagu dilay Agaasimihii WasaaraddaCaddaaladda ee gobalka Read more…
Somalia:Warsaxaafadeed shirka golaha Wasiirada
Laaska News Apr 01,2011.
Warsaxaafadeed shirka golaha Wasiirada.
Muqdisho, March, 31.2011——— Shirkii caadiga ahaa oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirada kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa looga dooday shirka la Read more…
Somalia:Shirkii Golaha Wasiirada ee maanta – Warsaxaafadeed + SAWIRRO
Laaska News March 17,2011.

17.03.2011——–Waxaa maanta shirkiisii caadiga ahaa isugu yimid golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka KM ah ee Soomaaliya waxaana shirkaasi guddoominayay Ku-simaha Ra’iisal Wasaaraha Read more…
Somalia:Qodobo xasaasi ah oo ka soo baxay shirkii golaha wasiirada ee maanta
Laaska News March 01,2011 http://laaska.wordpress.com
Muqdisho (RM) Shirka Goloha Wasiirada. Read more…
Cali Khaliif Galleyr’Xukuumadda cusub waxa ay ka tayo badan tahay wadamada dariska wasiiradooda’ DHEGEYSO
R/wasaarahii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr oo wareysi siiyey Telefishinka Somali Chanel oo xaruuntiisu tahay Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa ugu horeyntii ka hadlay dhismaha xukuumadda cusub ee Ra’iisul wasaare Max’ed C/laahi Max’ed.
Cali Khaliif Galayr Ayaa Sheegay in Read more…
