Archive
Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya -”Madaxweynaha Jamhuuriyadda” Oo Dubai Kula Kulmay “Madaxweynaha Maamulka Somaliland”
Laaska News June 28, 2012
Warkii Dalka ee Radio Muqdisho (RM) Cadka Jamhuuriyadda Soomaaliya

Photo:RM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Axmed Maxamuud Siilaanyo. Read more…
Boqor Buur madaw Oo Lagu Xidhay Hargeysa
Hargeysa – Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa kusoo waramaya in ciidanka booliska Somaliland ay saaka ku xidheen garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buur madaw xilii uu dalka kusoo noqday isagoo kasoo kicitimay dalka Imaaraatka Carabta. Read more…
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Bandhig Lagu Qabtay Hargeysa
Laaska News Mar. 1, 2012 WARKA TFG da

.
Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta ka qayb galay carwo lagu soo bandhigayay qaybaha farshaxannimada, gabayada, mutidda iyo waliba qaybaha kala duwan ee ay nabaddu leedahay. Read more…
Taliyihii Iyo Abaanduulihii Ciidamada SL Oo Xilkii Laga qaaday,Kuwo Cusubna La Magacaabay
Laaska News Feb. 9, 2012
Hargeysa – Warka laga helayo Hargeysa ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Somaliland Mr. Axmed Silaanyo uu xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidamada (Mr. Jidhif) iyo Abaanduulaha (Mr. Ibraahim Caydiid- DD) ee Ciidamada Somaliland,uuna umagacabay Taliye iyo Abaanduule Cusub. Read more…
Mudaharaad Ka Dhacay Hargeysa Lagu Taageerayo Somaliland,Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Siyaasiin Ka Hadlay Reer Sool ,Shirarkooda
Hargeysa -Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in mudaharaad ballaaran uu ka dhacay magaalada oo ay ka qayb galeen Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland dadweynaha magaalada Hargeysa,mucaarad iyo muxaafidba,madaxda xisbiyada, siyaasiyiin iyo dadweyne kale. Read more…
Buuhoodle:Somaliland Oo Weerar Ku Qaaday Buuhoodle

Wararka nasoo gaaraya ayaa ku waramaya in ciidamada somaliland ay saaka aroortii dagaal Ku qaadeen magaalada Buuhoodle,isla markaana ay gudaha ugaaleen,lagana saaray. Read more…
Siilaanyo Oo Ka Kahadlay Mawqifkiisa Shirka Taleex
Hargeysa Jan.14 – Madaxwynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo hadal ka hor jeediyay labada gole iyo warbaahinta ayaa sheegay mawqifka Somaliland ay kaqabto Shirka Taleex (Khaatumo 2). Read more…
Ceerigaabo:Dagaal Sababay Dhimasho Saddex qof Ah, 11 Dhaawac
Laaska News Nov. 7 ,2011
“Weerarka oo la sheegay inuu ku wajahnaa Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xuseen Abtiile “Xiirane”(Dhulbahante Ceerigaabo”
Ceerigaabo – Wararka laga helayo Magaalada Ceerigaabo ayaa ku waramaya in xiisad ay todobaadkan ka bilaabantay magaalada Ceerigaabo kadib markii dhawaan la dilay taliyihii Saldhigga Fiqi fuliye (ka fiiri: halkan),kadibna uu kadhashay isku dhac laba beelood oo halkaa wada daga, kana soo kala jeeda Dhulbahante iyo Isaaq kadibna uu maamulka Somaliland uu usoo diray wafdi ay ku jiraan Mas’uuliyiin kasoo kala jeeda labada Beelood. Read more…
Hargeisa:Wasiirkii Arrimaha Gudaha Somaliland oo is casilay
Laaska News August 18,2011
Hargeisa – Wasiirkii Arrimaha Gudaha Somaliland Dr.Gaboose ayaa galabta warbaahinta kaga dhawaaqay inuu iska casilay xukuumadda uu madaxweyne ka yahay Siilaanyo. Read more…
Hargeysa – Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in daad kusoo rogmaday togga (Dooxa) Agabar oo Hargeysa kaga beegan dhinaca Waqooyi – Galbeed una jira qiyaastii ilaa 50 KM uu qaaday gaadiid siday dad rakaab ah,gaadiidkaas ayaa la sheegay inay ahaayeen laba baabuur oo ah nooca loo yaqaan “Landcruiser” da.