Archive
DJibouti Oo U Dabaaldagaysa “Gobonimada” Dalka
Laaska News
Waxaa dalka Jamhuuriyadda Jabuuti kasocda dabaaldeg ballaaran oo loogu dabaal dagayo sanadguuradii 35 aad ee kasoo wareegtay markii Jamhuuriyadda Djibouti ay ka xorowday gumaystihii Faransiiska oo ku beegnayd “27 kii Juun 1977 ” . Read more…
Madaxweyne Shariif Oo Ka Dagay Jabuuti,Kana qayb Gali Doona Shirka London
Laaska News Feb. 20, 2012
Jabuuti -Madaxwynaha Jamkuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagusoo waramayaa inay maanta kadageen magaalada Jabuuti. Read more…
Somalia:Wasiirrada arrimaha dibadda IGAD oo Jabuuti shir uga furmay
Laaska News Feb. 10, 2012 Warka TFG da
Shir gaar ah ayaa maanta magaalada Jabuuti ee Janhuuriyadda dalka Jabuuti uga furmay wasiirrada arrimaha dibedda ee urur gobolleedka IGAD, iyadoo dowladda Soomaaliyana ay shirkaasi uga qeyb galaan wasiirka arrimaha dibedda iyo wasiirka Qorsheynta. Read more…
Somalia:Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga Oo Lagu Soo Gaba gabeeyay Jabuuti – SAWIRRO
Laaska News Feb. 6, 2012 WARKA TFG da

Shirka ICG.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta soo xiritaankii shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka soo jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement). Read more…
Somalia:Shirka Kooxda Xiriika Caalamiga Ah Oo Ka Furmay Jabuuti
Laaska News Feb. 5, 2012

International Contact Grop for Somalia – Photo: RM
Jabuuti – Waxaa lagusoo waramayaa in maanta uu ka furmay caasimadda Jabuuti ee waddanka Djibouti shirkii kooxda xiriirka caalamiga (International Contact Group – ICG ) ee Soomaaliya loogana hadlayo qorshaha Road mapka. Read more…
Somalia:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Soo gaaray Djibouti
Laaska News Feb. 4, 2012 Warka TFG da
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa Sabtigii 4ta February soo gaaray Djibouti si uu uga qeybgalo shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG). Read more…
JABUUTI:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Djibouti + SAWIRRO
Laaska news Jan 12, 2011 WARKA TFG da (RM .Codka J . SOM)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Djibouti ayaa maanta kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Djibouti Dileyte Mohamed Dileyte.
Jabuuti:Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali Oo Ka Dagey Jabuuti, iyo Soo Dhaweyn Farxad leh – SAWIRRO
Jabuuti , Jan 11 – Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta galinkii dambe ka dagey caasimadda Jabuuti ee waddanka DJabouti
.

Ra'iidal Wasaaraha DJibouti oo soo dhaweynaya Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya -Jabuuti
Jabuuti :Madaxweynaha Jabuuti Oo Maanta Furay Wajigii Labaad Ee Kulanka Baarlamaannada IGAD
Warka TFG da
Madaxweynaha jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta si rasmi ah u furay wajiga Labaad ee shirka guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka urur goboleedka IGAD kaasi oo ka soconayey Magaalada Jabuuti ee xarunta jamhuuriyadda Jabuuti. Read more…
