Archive
Laga Bilaabo 26 Ka Juun Wax Maamul Ah Oo Ku Dhisan Jabhad Beel Lagama Aqoonsana Deegaanka Beesha Sool
Ragga topica hore ee aan kaga hadalnay rayiga ah in Beeshu ay aqoonsan tahy 18 ka Gobol ee blogga weerarka ku qaaday miyaadan ogayyn inaan anigu beesha u dhashay oo aan xaq u leeyahay inaan kahadlo wixii dadkayga dan u ah. Read more…
Beesha Sool Waxay Aqoonsan Tahay 18 ka Gobol Ee Soomaaliya
Laaska News June 26, 2012
Beesha Sool Waxay Aqoonsan Tahay 18 ka Gobol ee Jamhuuriyadda Soomaaliya,Dastuurkuna Kii “Kacaanka”.
Waxaan rabaa in shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan ka war wareegin runta iyo xaqiiqda ayna xusuustaan in umadda Soomaaliyeed dawlad dhaxe ay yeelato ay ugu dambeysay dawladdii kacaanka ee rogmatay Bishii Janauary 1991.
Read more…
Dikreeto Madaxweyne -”Gabeyre,Caynaanshe Iyo Dheel” In Dib Loogu Celiyo “Hantidii,Magacii Iyo Maamuuskii”
Laaska News Jun.17, 2012 Top News
Muqdisho – Qoraal kusoobaxay warbaahinta qaranka ayaa lagu sheegay in maanta madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md.Shiikh Shariif uu amar ku bixiyay in dib loogu celiyo hantidii maguurtada ahayd dhaxaltooyada marxuumiinta kala ah: Read more…
