Archive
Dagaalka laga riday Laaska – Kalabeydh Oo La Dareemay Lagana Digay
Laaska News Apr. 4, 2012
Laascaanood – Dagaalka ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada Laascaanood iyo Kalabeydh wuxuu saameyn ku yeeshay deegaan dhan oo ay ku nool yihiin dad iyo duunyaba marka laga reebo qasaaraha nafeed ee uu dagaalkaas geystay. Read more…
Dagaalka Ka Dhacay Deegaanada U Dhaxeeya Laascaanood – Kalabaydh Iyo Sool Joogto Ee Buuhoodle – Part 2
Laaska News Apr. 2, 2012
Dagaalada shalay ee ka dhacay sool Joogto oo ka tirsan deegaanka Buuhoodle iyo meel(o) u dhaxaysa Kalabaydh iyo Laascaanood ayaa waxaa kasoo baxayaa warar kala duwan oo haddana is khilaafsan marka loo eego cidda weerarka qaaday,qasaaraha uu geystay,dhimashada iyo dhaawaca,maxaabiista la qabtay, gaadiidka lagubay ama la qabtay ee soo kala gaadhay Read more…
Dagaalo Ka Dhacay Duleedka Laascaanood, Iyo Sool Joogto, Deegaanka Buuhoodle – Part One
Laaska News Apr. 1,2012
Waxaa lagu soo waramaya in saaka dagaalo ka qarxeen deegaano aad ugu dhaw Laascaanood kagana beegan dhinaca Koonfurta iyo Sool Joogto oo ka tirsan Buuhoodle . Read more…
Beenin iyo Cambaarayn warka ku soo baxay widhwidh online ee Cinwaankiisu yahay “Xaabsade ayaa ka fikirey xeelado cusub oo uu ku soo nooleeyo colaadii Cagaarre”.
Laaska News Feberuary 23,2011
Beenin iyo Cambaarayn warka ku soo baxay widhwidh online ee Cinwaankiisu yahay “Xaabsade ayaa ka fikirey xeelado cusub oo uu ku soo nooleeyo colaadii Cagaarre”. Read more…
Geeri Naxdin leh: Former Dean,College of Education Lafole(SNU) Prof.Farah Hussein Gedle oo ku Geeriyooday Canada
Laaska News Feberuary 15,2011
Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun.
Waxaa na soo gaaray Geerida Alla ha u naxariistee Prof.Faarax Xuseen Gedle oo xalay ku geeriyooday magaalada Toronto ee wadanka Canada.
(AHUN) marxuum Prof.Faarax Xuseen Gadle Read more…
Axmed Cabdi Xaabsade oo ka Hadlay Heshiis Nabadayn ah oo lagu soo Gabo gabeeyey Deegaanka Maygaagta,Waraysi ay la yeelatay Ceegaag.com DHAGEYSO
Laaska News December 21.2010.
By Cali dhagjar(ceegaag).
Buuhoodle

(Megaaglaha Mudug, December 19, 2010 Ceegaag Online)
Odey Axmed Cabdi Xaabsade DHAGEYSO
Wararka Naga soo gaadhay Deegaanka Maygaagta oo u dhaxeeya Deegaanada kalabaydh iyo Burtinle ayaa ku soo Waramaya in Read more…
Shirkii Maygaag – Heshiis laga gaaray Xiisadii Deegaanka Cadaada, Cagaare ee Beelaha Bahararsame & Cumar Maxamuud
Laaska News December 20,2010.
Lasanod(Laaska News),Waxaa dhawaan la soo gabagabeeyay shir nabadeed ka socday maygaag(Meygaagle) oo u dhaxaysa Qoriley iyo Burtinle,kuna taala deegaanka Soomaalida ee Ethiopia.
Shirkan ayaa waxaa maamulkooda lahaa Read more…
Tacsi:Xaaji Afgaab oo Geeriyooday
Laaska News December 16,2010.
Inaa Lillaahi Wa innaa Illeyhi Raajicuun.
(Lasanod,Somalia) Waxa 15/12/2010 Geeriyooday (AUN) Xaaji Afgaab,kuna geeriyooday Magaalada Laascaanood,ee Gobolka sool,iyadoo isla maalintaa lagu aasay magaalada.
Read more…
Shirkii Dhexdhexaadinta Labada Beelood ee Bahararsame iyo Cumar Maxamuud ee xiisaddii Cagaare oo shalay furmay iyo Beesha Reer Mahad oo laga sugayo Gogosha Nabadda
Laaska News December 08,2010.
Meygaagle(Bookh).Waxaa ka furmay tuulada meygaagle ee ah deegaanka dhul daaqsimeedka ah ay iska gaaraan xoolo dhaqatada kasoo jeeda Beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud ee ka soo kala jeeda Degmooyinka Kalabaydh(Lasanod),Burtinle iyo Degmada Bookh ee Kililka 5aad ee Itoobiya. Read more…
Shir Nabadeed ka Furmay Maygaag (Zone 5) ee Xiisaddii Cagaare.
Laaska News-Meygaag.
Meygaag.
Wararka laga helayo Tuulada Meygaag ee ka tirsan Maamulka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegaya in uu ka furmay shir nabadayn ah oo ay ku wada hadlayaan Beelo walaalo ah,Daris iyo Daaqsin wadaag ah in muddo ah uu dhexmaray dagaalo goos goos ah ,oo soo noqnoqday,dhawr jeerna fashilmay nabadayn la gaaray. Read more…