Archive
War in Southern Somalia:Kenya Navy to join battle for Kismayu + Related News
Laaska News Oct. 31,2011 Kenya Media
Conflicting reports as Al-Shabaab says it killed 80 AU troops in blast
Gideon Maundu | NATION After the abduction of two tourists in Lamu, security has been beefed up and the Kenya Navy has been making several sea patrols around the island.
Kenya’s naval forces are likely to be in action this week, as the next phase of the military operation targeting the Al-Shabaab militants in Somalia gets under Read more…
Somalia: R/Wasaaraha Soomaalia iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka dagey Nairobi
Laaska News Oct. 30,2011
Nairobi – Wararka laga helayo magaalo madaxda waddanka kenya ee Nairobi ayaa kusoo waramaya in wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligas ay maanta kadageen magaalada Nairobi. Read more…
Somalia:Mowqifka Dawladda ee Arrinta Kenya – War-Saxaafaddeed
Laaska News Oct. 29,2011
Muqdisho,Somalia -Warsaxaafadeedkan qeexaya mawqifka Dawladda ayaa wuxuu uu soo baxay 27 Oktoobar sida lagu shaaciyay warbaahinta dawladda,wuxuuna uqornaa sida soo socota:

War Saxaafadeed Mowqifka Dawladda Soomaaliyeed.
Bismilahi Rahman Raxiim;
Waxaan halkan Maanta idiin ku soo gudbinayaa dhowr Read more…
Somalia:R/wasaare Cabdi Wali – “taageerada ciidamada Kenya waan soo dhaweeneynaa”- DHAGEYSO
Laaska News Oct. 29,2011
Muqdisho – Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas oo shir jaraa’id kuqabtay Muqdisho 27 dii Oktoobar 2011 sida lagu baahiyay warbaahinta dawladda,wuxuuna u qornaa sidan,waxaadna ka dhageysan kartaa xagga hoose. Read more…
War in Southern Somalia:Push to take Kismayu ‘is on course’ + Related News
Laaska News Oct. 28,2011 Kenya Media

Laban Walloga | Nation A Kenya Army jeep at the Ishakani border point in Kiunga as it heads for the battlefront in Somalia on October 27, 2011. Kenyan troops killed nine Al-Shabaab fighters and injured several others during an ambush. Photo:Nation Read more…
NAIROBI:Kenya rules out talks with Somalia’s Al-Shabaab
Laaska News Oct. 27,2011
NAIROBI, Oct. 27 (Xinhua) — The Kenyan government on Thursday ruled out talks with Somalia’s militant group, Al-Shabaab, which has reportedly been seeking negotiations with Nairobi as amid military operation in the lawless nation. Read more…
War in Sothern Somalia:Jets pound Kismayu as forces gear up for clash + Related News
Laaska News Oct. 24,2011
Kenyan troops target Islamist-held town in southern Somalia
Envoy pledges US support for Kenyan forces
Jets pound Kismayu as forces gear up for clash Read more…
Somalia:Diyaarado la sheegay inay Duqeeyeen Kismaayo
Laaska News Oct. 23,2011
Wararka laga helayo Kismaayo iyo Koonfurta Soomaaliya ee ay helayaan warbaahin kala duwan ayaa kusoo waramaya in galabta diyaarado duqayn ugeysteen Magaala Madaxda Gobolka J/Hoose ee Kismaayo,magaaladaas oo ay gacanta ku hayaan xarakada Al shabaab. Read more…